Friday August 18th, 2017
Burcoonline
Telesom
Eurosomtravel
Somali Flags
eurosomtravel.com/

History : Xaaji Maxamed Warsame (Shaybe).

1
Tuesday February 16, 2016 - 10:34:02 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 998
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    History : Xaaji Maxamed Warsame (Shaybe).

    Ninkani waa Halgamaa Xaaji Maxamed Warsame, oo ku magac dheeraa "Shaybe". Shaybe waa odayaashii kaalinta weyn ka soo qaatay,Halgamadii Ingiriiska lagaga kicinaayay waddanka Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ama Vapor Smoking
Ninkani waa Halgamaa Xaaji Maxamed Warsame, oo ku magac dheeraa "Shaybe". Shaybe waa odayaashii kaalinta weyn ka soo qaatay,Halgamadii Ingiriiska lagaga kicinaayay waddanka Somaliland.

Ninkani waa Halgamaa Xaaji Maxamed Warsame, oo ku magac dheeraa "Shaybe". Shaybe waa odayaashii kaalinta weyn ka soo qaatay,Halgamadii Ingiriiska lagaga kicinaayay waddanka Somaliland. Sida aan qoraalo ku jira The National Archives-ka Ingiriiska ku arkay, Kaalinta muuqata ee uu kaga jiray halgankaasi, waxay keentay, in horaantii 1930-aadkii, laga mamnuuco inuu Somaliland soo galo, isaga iyo Xaaji Faarax Oomar iyo Cabdikariin Sayid Maxamed Cabdalle Xassan,iyo Maxamuud Yuusuf, nin la odhan jiray. Xaaji Shaybe, halgankiisu halkaas iskuma taagani, ilaa Xisbiyadii Kontonaadkii samaysmay ee Xoriyadda keenay, taageero weyn oo hiil iyo hooba leh, ayuu la garab taagnaa.



Dhinaca Kale Shaybe,wuxuu ahaa nin dhulal baddan oo dunida ka mida soo maray kana soo shaqeeyay,wuxuuna ku hadli jiray luuqado baddan. Wuxuu kaloo ka mid ahaa, Madax dhaqameedka ugu Caansan Somaliland, siiba Gobolka Togdheer, Wuxuuna ahaan jiray Caaqilka Beesha Aadan Madoobe.


Bidvertise

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
Halkan Ka Daawo: Shirkad Cusub oo Lagu Magacaabo Tijaaro oo Wadanka China Lagaga Furay Iyado Kuu Fududeynaysa Ganacsigaaga Iyo Ganacsiga CHINA
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Iyo Guddida Guud ee Beelweynta Habar Jeclo oo Sheegay INaanay Ogolaan Doonin Dadka Shirarka MIdnimo Iyo Kuwa Dhalinyarada Ku Baaqaya
Halkan Ka Daawo:DUCMANTERY Xiiso Badan Oo Ku Saabsan Gurigii Lagaga Dhawaaqay Gooni Isu Taaga Jamhuuriyada Soamaliland Sanadkii 1991
Halkan Ka Daawo: Fanaanka Weyn ee Cabdijabaar Al Khaliiji oo Hees Cusub oo Loogu Talo Galay 18 MAY Hadda Daawaha Ka Soo Rogay Heestan oo Loogu Magac Daray ( DHARAAR WEEYE SUNTAN)
Halkan Ka Daawo : Warbixin Dhismaha Wadada Sanaag Iyo Togdheer Oo Wakhtigan Bulshadu Si Weyn Ugu Raysatay Dadka Ku Safra Wadada Iyo Bulshada Degaanadaasi Oo Si Weyn U Mahadiyay Mashruuca Guuleystay Ee Wadadaasi
WAREYSIYO