Friday August 18th, 2017
Burcoonline
Telesom
Eurosomtravel
Somali Flags
eurosomtravel.com/

7 sano kadib xukuumadii aynu dooranay qasaarihii ka dhashay Waa Qalinki Maxamed Cismaan (Future Present)

0
Monday January 09, 2017 - 08:40:09 in Maqaallo by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    7 sano kadib xukuumadii aynu dooranay qasaarihii ka dhashay Waa Qalinki Maxamed Cismaan (Future Present)

    7 sano kadib xukuumadii aynu dooranay qasaarihii ka dhashay Waa Qalinki Maxamed Cismaan (Future Present)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ama Vapor Smoking
7 sano kadib xukuumadii aynu dooranay qasaarihii ka dhashay Waa Qalinki Maxamed Cismaan (Future Present) 7 sano kadib xukuumadii aynu dooranay qasaarihii ka dhashay Waxaa in muddo ah lala tacaalayay abaarta soo xoogaysanaysa ee samaysaysay dadka iyo duunyada, waxaynu ogsoonahay inuu dalka marayo xaalad adag balse aan aaminsanayn in kamid ah bulshada ku dhaqan jamhuuriyada somaliland xaalada dalkan uu marayo inay tahay mid adag sababtayna dhimasho dad iyo xoolaba. Xisbiga kulmiye waqtigii uu talada dalka la wareegay, dalka waxuu ku sugnaa xalad degan sida sixir barar la’aan iyo nolol iska caadi ah, bulshada inta hosaysa. Inta dhaxe iyo inta saraysana ay ahayeen kuwa xaaladooda nololeed ay wanaagsantahay balse maanta dadkii ay u qaybsameen dabaqad sare iyo mid hoose. Hadaynu tusaale kusoo qaadano waqtigii uu talada dalka la wareegay xisbiga kulmiye sarifka lacagta shilinka somaliland waxuu marayay 600.000shsl halka uu maanta marayo 850.000shsl waqtiga lagu jiro waa waqti abaar xun ay dalka ragaadisay bulshada dabaqada hosaysa ma hesho wax gar gaar bini aadanimo sid hay’addihii ku hawlanaa gar gaarka bini’aadanimo waxaa loo samaystay sanduuq lagu sheego sanduuqa horamarinta horumarka jamhuuriyada somaliland oo ay maamulaan xubno aan ka warhayn xaalada dalkan loo baahanyahay in lagaga samata saaro darxumada iyo macaluusha soo wajahday. Waxaynu lahayn ururo ka qayb qaata shaqa abuurida loo baahanyahay in dalkan lagu horumariyo, kuwasoo ay ka hawl gali jireen dhalinyaro lagu qiyaasay 20.000 oo dhalin yara ah halka maanta ay yihin kuwaasi kuwa dalka ka tahriibay oo ay badankoodii bada cuntay iyo kuwa dalka ku dar xumaysan. Waxaynu TV yada ka daawanay maalma dhawayd wasiir leh ganacsatada dadkooda ha u turaan isagoo ula jeeday maciishada ay keenayaan ganacsatada qiimaha haka jabiyaan. In badan oo kamid ah bulshada qaybaheeda kala duwan waxay is waydiyeen wasiirkaas miyuusan la socon wasaarada maaliyada wararka kasoo baxaya ee ah sixir bararka sii xogaysanaya oo ah. Wasaarada waxay sheegtay in misaaniyadii dalka kordhisay 27.5% waxaana laga doonayaa kororka misaniyadaa ganacsatada iyo masaakiinta jilicsan inay bixiyaan lacagtaa sii kordhaysa canshuurta waxay noqoto iyadoo aan loo egaynin abaarta dalka waqtigan ka jirta. Waxaan kaloo shalay oo ay taariikhdu 08/01/2017 ahayd TVyada ka daawanay xisbiga kulmiye oo ka cadhaysay hadaladii kasoo baxay komishinka doorashoyinka qaranka oo leh qabsoomida doorashada waqtigeeda waxaa laga yabaa inay dib uga dhacdo halka xisbiyada kale ay gar waaqsadeen hadalada kasoo baxay komishinka doorashooyinka qaranka. Guntii iyo gunaanadka ka madaxwayne mustaqbal ahaan waxaan usoo jeedinayaa wasaarada maaliyada intaysan samayn kororka miisanayada inay siminaar u qabato wasaaradaha kale, si samaynta ay ku yeelanayso bulshada kororka misaniyada ay ula socdaan, Xisbiga kulmiyena waxaan tala ahaan usoo jeedinayaa kal gacaylka la idin qabo ha iska xumaynine ee muujiye dareenkiina ku aadan doorashada, dareenkaasoo ah dadkan oo sidan ahi ma qabno inay doorasho dhici karto idinkoo ka faa idaysanaya mucaaradkan idinkula garab taagan inaad dalkan xisbi ahaan sii haysataan.
Bidvertise


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
Halkan Ka Daawo: Shirkad Cusub oo Lagu Magacaabo Tijaaro oo Wadanka China Lagaga Furay Iyado Kuu Fududeynaysa Ganacsigaaga Iyo Ganacsiga CHINA
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Iyo Guddida Guud ee Beelweynta Habar Jeclo oo Sheegay INaanay Ogolaan Doonin Dadka Shirarka MIdnimo Iyo Kuwa Dhalinyarada Ku Baaqaya
Halkan Ka Daawo:DUCMANTERY Xiiso Badan Oo Ku Saabsan Gurigii Lagaga Dhawaaqay Gooni Isu Taaga Jamhuuriyada Soamaliland Sanadkii 1991
Halkan Ka Daawo: Fanaanka Weyn ee Cabdijabaar Al Khaliiji oo Hees Cusub oo Loogu Talo Galay 18 MAY Hadda Daawaha Ka Soo Rogay Heestan oo Loogu Magac Daray ( DHARAAR WEEYE SUNTAN)
Halkan Ka Daawo : Warbixin Dhismaha Wadada Sanaag Iyo Togdheer Oo Wakhtigan Bulshadu Si Weyn Ugu Raysatay Dadka Ku Safra Wadada Iyo Bulshada Degaanadaasi Oo Si Weyn U Mahadiyay Mashruuca Guuleystay Ee Wadadaasi
WAREYSIYO