Monday June 26th, 2017
Burcoonline
Telesom
Eurosomtravel
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Silsilada waddani Siciid sulub Qore Khadar Ibrahim

0
Monday January 09, 2017 - 14:18:47 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 149
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Silsilada waddani Siciid sulub Qore Khadar Ibrahim

    Silsilada waddani Siciid sulub Qore Khadar Ibrahim

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ama Vapor Smoking
Silsilada waddani Siciid sulub Qore Khadar Ibrahim

Waxaan salaamayabahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah ,waxaanasalaamayamuwadiniint a Somaliland.


Maanta waxaan bilaabaya silsild dheer oo ku salaysan siyaasiyiinta ku waashay kilmada isbedeldoon !,siyaasiyiinta xisbiga waddani ee isu malinaya inuu guul keenayo waxaan cadenaya bal shakhsiyaadkiisa iyo kuwa kiinaya isbedelka dalku u baahan yahay!. Aan ku horeyo wasiirkii hore ee hawlaha guud iyo guriyeynta udub siciid sulub ee waxa maanta ayaan darro wayn inagu ah in nimankii ugu waa waynaa ee xalaashaday cunista hantida umaddu ay intay ina soo horfadhiistaan iskaga keen dhigaan kuwo maantana ka damqanaya bulshada kadibna ay warbaahinta isagoo is o goo lawada yaqaano , waana siyaasi aan xishood xaraanta iyo xalaashaba aan kala saarin,ceeb weyna ku tahay musharaxa waddani cirro inu canaasir sidaas wato ,waxayna ka turjumaysa inuu waddani yahay xashiish laysku wada xarooday!. Warbaahin horteeda siciid sulub miyuu kaga hadli kara musuqmaasuq ku eedeyo xukuumaddan iyo wasiiriinteeda iyadoo la ogaa dhacii iyo boobkii xaaraanta ahaa ee siciid sulub bulshada kula dhex jiray!!.



Siciid Sulub waa ninkii ugu dhul cunista badnaa, sidoo kalena ahaa dilaalka Rayaale dhulka uiibin jirey ee inta uu ganacsatadau tago odhan jirey dhul jaban ma idinka iibinaa!!.waa ninkii la baxay 20% halka uu dilaalnimo ka gaadhay, wuxuu isaga oo wasiir ah af reernimo ku hadli jirey ninkaasi maanta xukuumadda madaxweyne Sillaanyo ee ku taagan tubtii toosnayd wax ma ka sheegi karaa ninka ay maanta ku maqan yihiin labada boqol ee guri?!!jawaabtu waa maya, balse waa nin aan khajilayn oo aan waxba isku falayn, waa ninkii lacagtii caruurta laga soo uruuriyey nusasaacohooda ee biriijka loogu talo galay lunsaday.Waxaan odhan lahaa Siciid Sulub Madaxweynaha aad aflagaadaynaysa marar kood waa madaxweynaha ku ogolaaday adiga oo denbiileh kuu ogolaaday in aad xornimo ku noolaato weliba aad caytanto !!, waa madaxweynaha hirgeliyey biriijkii aad lixda sanadood dhisi kari weydey ee lacagtiisii kugu maqan tahay!!, weliba waa madaxweynaha ku dhisay shan bilood oo keliya, madaxweynaha aad aflagaadaynaysaa waa madaxweynaha shacabka ka masaxay xumaantii iyo qabyaaladdii aad ummadda barteen adiga iyo xukuumaddii hangashta ahayd ee UDUB oo aad ka mid ka ahayd !!.waxaana kugu maqan mar walba 200 boqol oo guri oo uurkaaga jiifa waxayna ahayd in maxkamad lagu soo taago ee gabo.


Siyaasiga waddani sulub wuxuuku caan ahaa waligii gefka bulshadda , wuxuu mar yidhi ee ii markhaati ah:hadii xusbiga waddani uu ku guuleysto Doorashadda, wasaarada duulista iyo hawada waxaanu u soo rari doona badhtamah magaalada Dhismaha ay imika ku jirtana waxa geli doona [managerka] Hadaladaasi waxay ka cadhaysiiyeen cuqaal iyo waxgarad ka soo jeeda deegaanka Koonfurta hargeysa !,mana ilaawaana reer maxamuud haybe iyo maxamed mooge gafka aad mar walba ula kici jirtay bulshaddas iyo nacaybka aad u haysid.hadaba xisbi oo siyaasigan ku jiro miyuu u qalma cod in la siiyo??? Xisbi siyaasiyiintiisu ay sidaa yihiin miyuu ku guulaysan doona doorasho?? Waa maya!.


Saadaashu waa khayr!!


Qore Khadar Ibrahim

Khadar338@hotmail.com

Bidvertise


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Shirkad Cusub oo Lagu Magacaabo Tijaaro oo Wadanka China Lagaga Furay Iyado Kuu Fududeynaysa Ganacsigaaga Iyo Ganacsiga CHINA
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Iyo Guddida Guud ee Beelweynta Habar Jeclo oo Sheegay INaanay Ogolaan Doonin Dadka Shirarka MIdnimo Iyo Kuwa Dhalinyarada Ku Baaqaya
Halkan Ka Daawo:DUCMANTERY Xiiso Badan Oo Ku Saabsan Gurigii Lagaga Dhawaaqay Gooni Isu Taaga Jamhuuriyada Soamaliland Sanadkii 1991
Halkan Ka Daawo: Fanaanka Weyn ee Cabdijabaar Al Khaliiji oo Hees Cusub oo Loogu Talo Galay 18 MAY Hadda Daawaha Ka Soo Rogay Heestan oo Loogu Magac Daray ( DHARAAR WEEYE SUNTAN)
Halkan Ka Daawo : Warbixin Dhismaha Wadada Sanaag Iyo Togdheer Oo Wakhtigan Bulshadu Si Weyn Ugu Raysatay Dadka Ku Safra Wadada Iyo Bulshada Degaanadaasi Oo Si Weyn U Mahadiyay Mashruuca Guuleystay Ee Wadadaasi
Halkan Ka Daawo: Jaaliyada Habar jeclo Iyo Subeer Awal oo Kulan London Iskugu Yimi Kaga Tashanayaan Sidi Hawlaha Xisbiga KULMIYE Loo Dardar Gelin Laha
Halkan Ka Daawo:Gudoomiyaha Degmada DHOQOSHEY Oo Ka Warbixiyay Mashaariic Horumarineed Oo Xukuumadu Ka Wado Degmada Dhoqoshey+Muxuu Ka Yidhi 18ka MAY Ee La Joojiyay
HALKAN KA DAAWO: QOYSAS ROOBAB KA DA AY GOBALKA SANAAG XOOLIII ABAARAHA UGA HADHAY KA MADHIYEEN IYAGA OO XAALAD ADAG OO DHANKA NOLOSHA KU JIRA UNA BAAHAN TAAKULO
Halkan Ka Daawo:Warbixin Laga Diyaariyay Raxmaadka Eebe Ee Ka Da,ay Inta U Dhaxaysa Degmooyinka Garadag Iyo Ceel Afweyn Ee Gobolka SANAAG
Halkan Ka Daawo:Warbixin Naxdin Badan Oo Laga Diyaariyay Dadka Xooluhu Ka Dhamaadeen Ee Kunool Gobolka Togdheer,Iyo Xukuumada Oo Ay Ka Codsadeen Gurmad Deg Dega
WAREYSIYO