Friday January 20th, 2017
Burcoonline
Telesom
Eurosomtravel
Travel UniQe
eurosomtravel.com/

soo geliya SOS Gurmadka ABAARTA , madaxweyne siilaanyo 10.milyan $. ayaa ku dul yaalla .

0
Monday January 09, 2017 - 17:51:12 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 101
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    soo geliya SOS Gurmadka ABAARTA , madaxweyne siilaanyo 10.milyan $. ayaa ku dul yaalla .

    soo geliya SOS Gurmadka ABAARTA , madaxweyne siilaanyo 10.milyan $. ayaa ku dul yaalla .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ama Vapor Smoking
soo geliya SOS Gurmadka ABAARTA , madaxweyne siilaanyo 10.milyan $. ayaa ku dul yaalla .

Marka masiibo dhacda waa lakala baxaa,waxaa la ogaadaa qofka saalixa ah iyo daalixa(mid xun) dhibaatadamaanta inagu habsatay qofba dareen bay u leedahay,hadaynu runta isu sheegno oo khayaaliga iyo riyada ka baxno waa halkii inoogu dambaysay, dhaqaalaheenu wuxuu ku tiirsan yahay xoolaha haday meesha ka baxaan ma jirayso magaalo quruxbadnaanaysa,macaluushuna way saamayn doontaa miyi iyo magaalo,waxaana dhici doonta haddan xagga Rabbi naxariis deg-dega laga helin kalama reeba.



Maxaa inaga gudboon:


1.xukuumadda iyo madaxweynaha waxaa saaran masuuliyadda ugu culus waxaa laga rabaa xaalad EMERGENCY ah oo loo huro maaliyad wixii yaal iyo gaaddiid inay bixiso dawladdu nin B.Baraag ayaa yidhi dawladdu miisaaniyadda haka bixiso 10.milyan oo doolar anigu waxaan lee yahay ka badan ayaa laga rabaa inay ku dhawaaqdo waa inay wasaarad kasta ka soo jarto mashaariicdahorumarinta waayo waxaa la badbaadinayo naf baxaysa,hantida ummadaa baqtiyeysa ayaa iska leh iyagaa ugu mudan yaan meel kale laga door bidin aakhirona xisaab ayaa taal.


2.Ganacstada waaweyn haku deeqaan hantidooda boqolkiiba qayb ka mida ,wixii qafku baxsado ayuu leeyahay sida Nabi Muxamed sheegay laakiin inta uu la hadho ma hubo inuu lee yahay iyo in kale.


3.qof kasta oo inaga mida waxaa la gudboon inuu ka qayb qaato badbaadada ummda xag dhaqaale,xag qaylo dhaaan,xag gurmad marba intii awoodiisu tahay.


Allaaah ha inoo gar-gaaro xaqana ha inna tuso.


 

ADAM NOKIA shalqane@hotmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


HALKAN KA DAAWO HEES LOOGU TALO GALYA SHIRKADA BEEYADA EE ASLI MAYDI
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan oo Ku Saabsan Shidaal Baadhisti oo Dib Looga Bilaabayo Somaliland
Halkan Ka Daawo:WARBIXIN Mahadhooyinkii Xasuusta Ku Reebay Dadweynaha Reer Burco Sanadkii 2016 Iyo Muuqaaladii Ugu Quruxda Badna Ee Ka Hirgalay Sanadka 2016-2017
Halkan Ka Daawo: Wasiir Cadaani Oo Beeniyay Warar Laga Baahiyay Iyo Xubno Shaqaalihisa Ka Mida Oo Cisbitaalka Hargaysa Yaala Oo Uu Ka Hadlay Waxa Uu Ka Og Yahay.
Halkan Ka Daawo: Wariye Cabdimaalik Muse Coldoon oo Wareysi Exclusive ah La Yeeshay Qoyski Mucjisado BURCO Ku Dhacday ee Raashinko Is Bedelayay
Halkan Ka Daawo: Hees Iyo Ciyaar Jaandheer aad Uu Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo: Wareysi Xiiso Badan oo Shabakada BurcoOnline News La Yeelatay Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Gobolka Togdheer By Wariye Khaliil
Halkan Ka Daawo: Shabakada Burcoonline News oo Wareysi La Yeelatay Gudoomiyaha Degmada Dhoqoshey oo Ka Warbaxiyay Xaalada Abaaraha ee Degmadaasi By Wariye Cabdi Tiriko
Halkan Ka Daawo: Wareysi Xiiso Badan oo Shabakada Burcoonline News La Yeelatay Xooghaya Guud ee Xisbiga UCID Md Yuusuf Googooye oo Arrimo Badan oo Xiiso Leh Ka Hadlay By Wariye Cabdi Tiriko
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE: NAXDIN Xaalada Abaaraha Bariga Somaliland oo Lagu Tilmaamay Mid La Mid Ahayd Abaarti (Daba-dheer) iyo Xaalada Degaanadaasi oo Wariyaashi Argagax iyo Naxdin Ku Riday
WAREYSIYO