Ogaysiis Mihiima: Madaxda Laanta Norwey ee Xisbiga Kulmiye oo Shaaciyay, Qabashada Shirweynihii Sedexaad ee laanta Kulmiye Ee Dalka Norwey Taarikhada 21/01/2017 oo ah maalin sabtya KL18:00 ilaa22:00
Ogaysiis Mihiima: Madaxda Laanta Norwey ee Xisbiga Kulmiye oo Shaaciyay, Qabashada Shirweynihii Sedexaad ee laanta Kulmiye Ee Dalka Norwey Taarikhada 21/01/2017
Dhamaan Taageerayaasha Xisbiga kulmiye ee gobalada Dalka Norway oo dhan waxaan ku wargelineynaa
inay kasoo qaybgalaan shir sanadeedkii shirwaynaha xisbiga kulmiye ee Dalka Norway oo ka dhici doona ,hadii Alle idmo
casimada dalka Norway ee Oslo 21/01/2017 oo ah maalin sabtya KL18:00 ilaa22:00
ka soo qaybgal wanaagsan iyo waqiga oo ladhowro ayaan inoo rajeynayaa
Qodobada ugu muhiimsan waa sida tan:
1)wixii inoo qabsoomay Sanadkii Tagay,qorshaha sanadka Cusub
iyo kaalinta aynu ku leenahay reer Norway xisbi ahaan
2) soo dhawayn balladhan aan usamayno garabyada kala duwan ee inagu soo
biiray ee ka yimi xisbiyada kale
GOOBTA UU SHIRKU KA DHACAYAA WAA ANKER HUTEEL WANA KAA HUTEELKU MEESHA UU OSLO KAGA YAALO DAAWO
WIXII FAAHFAAHINA KALA SO XIDHIIDHA
TLF 92835938 AMA 94715602
Alle ayaa mahad leh,guulna xisbiga Kulmiye.
Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Norway
Mohamed Abdi Ismail