Saturday March 25th, 2017
Burcoonline
Telesom
Eurosomtravel
Travel UniQe
eurosomtravel.com/

Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadashay Kulamadii Dhex Maray Sadexda Xisbi Qaran Dadka Is Diiwaan Geliyay Oo Uu Ka Hadlay

0
Wednesday January 11, 2017 - 12:02:32 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 492
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadashay Kulamadii Dhex Maray Sadexda Xisbi Qaran Dadka Is Diiwaan Geliyay Oo Uu Ka Hadlay

    Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadashay Kulamadii Dhex Maray Sadexda Xisbi Qaran Dadka Is Diiwaan Geliyay Oo Uu Ka Hadlay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ama Vapor Smoking
Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadashay Kulamadii Dhex Maray Sadexda Xisbi Qaran Dadka Is Diiwaan Geliyay Oo Uu Ka Hadlay

Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa ka hadlay warar ay warbaahinta qaar qoreen oo sheegaya natiijada dadkii iska diiwaan geliyey Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland ee diiwaan gelintii codbixiyeyaasha ee sannadkii hore la qabtay.


Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka qaranka Somaliland Siciid Cali Muuse ayaa sidoo kale ka hadlay kulamadii ay la yeesheen Sadexda Xisbi qaran iyo wararka sheegaya in ay dib u dhacayso doorashada madaxtinimada eek u mudaysan bisha sadexaad ee sannadkan socda.



 

 

Siciid Cali Muuse oo ugu horrayn aanu wax ka waydiinay tirooyinka la baahiyey ee lagu sheegay dadkii iska diiwaan geliyey Gobolada dalka in ay jiro iyo in kale waxa uu yidhi "Anagu waxba maanaan sheegin anagu wax aanu shaacinay ma jirto oo natiijo diiwaan gelintii codbixiyeyaasha ah, wax aanu warbaahin u dirnay ama aanu cid la wadaagnay ma jirto” ayuu si kooban u sheegay Afhayeenka Komishanka doorashooyinka Somaliland Siciid Cali Muuse.


Afhayeen Siciid Cali Muuse oo aanu waydiinay kulankii ay la yeesheen Xisbiyada iyo in ay dib u dhacayso doorashadu waxa uu ku jawaabay "Anaga hawlahayagii sidii ayey noogu socdaan oo hawlihii kaadh qaybinta iyo hawlahayagii kaleba sidii ayey noogu socdaan wax dhib ahina ma jiraan, wax gab ah oo nagu yimidna ma jiro mar walbana waxaanu ku soconaa jadwalkii ahaa in doorashadu ku dhacdo wakhtigii loogu talo galay ee bisha sadexaad ee sannadkan, jadwalkii aanu dhignay ayaanu ku soconaa kaadh qaybintuna way bilaabmaysaa oo way soconaysaa laakiin hawlo kale oo badan ayaa ka horreeya”


Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka qaranka Somaliland oo aanu waydiinay wakhtiga ay bilaabayaan kaadh qaybinta waxa uu sheegay in aanuu ka jawaabaynin hadda, isla markaana uu ka gaabsaday in uu sheego wakhtiga ay rasmiga ah ee ay bilaabayaan qaybina kaadhadhka codbixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland waxaanuu yidhi "Wakhtiga ay bilaamayso qaybinta kaadhadhka codbixintana kaagama jawaabayo hadda”.


Siciid Cali Muuse oo aanu waydiinay sida ay macquulka u tahay in kaadhadhka la qaybiyo maadaama oo ay dadkii miyigu ka guureen in badani goobihii ay degenaayeen, waxa uu sheegay in aanu arrintaas ka jawaabaynin waanu ka gaabsaday su’aashaas jawaabteeda.


Xigasho: Saxansaxo

Heeco


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan ka Daawo:"Sidee Somaliland Iyo Khaatumo U Heshiin Karaan"Wareysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Xildhibaan Seleban Cali Koore Oo Ka Tirsan Golaha Baarlamanka Somaliland.
Halkan Ka Daawo: Dhamaan Bulsho Weynta Reer BURCO oo Si Mideysan Ugu Baaqday Xukummada Somaliland Inay Sii Dayso Samafale Cabdimaalik Muse Coldoon
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Cajiiba oo Laga Diyaariyay Muhiimada Saldhiga Military ee Berbera Laga Hirgelinayo Iyo Faidada Weyn ee Somaliland UGu Jirta Haddi ay Tahay Aqoonsi Iyo Tageero Military
Halkan Ka Daawo; Barnaamij Full Ah Xafladi Balaadhnayd ee Soo Dhoweynta Suldaan Ibraahin Adan Ismaacil ( DAL-DAL)
Halkan Ka Daawo; Haween Weynaha Qurbo Jooga Ka Soo Jeeda Degaanada Dhoqoshey Ballidhiig Iyo Xagal oo Madaxweyne Axmed Silaanyo Si Wehelinimo Ku Jirto ugu Diray Codsi Dheer Isago Degaanadi uu Ku Dhashay Ila Hadda Waxba uu Qaban
Halkan Ka Daawo: Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Si Adag Uga Hadlay Mashariicda Berbera Laga Wado Digniin uu Diray Ragga Suuqa Wareegaysanaya ee Ka Hadlay Saldhiga Military ee Berbera Laga Sameynayo ( Iska Hadlow Ina Igarre) Dalka Dowlad aya Ka Talisa
Daawo Riig Biyood Dib U Habeyn Ay Xukumadu Ku Samaysay Iyo Warbxinihii Ugu Danbeeyay Ee Dhismaha Wadada Burco -Ceerigaabo
Halkan Ka Daawo: Qurbo Jooga Galbeedka Sanaag oo Dhaliil Xoogan uu Soo Jeediyay Xukummada Somaliland Iyo Guddida Abaaraha Sheegayna Inay Dadki Bakhtiyaya Ila Hadda Waxba La Gaadhsiin
Halkan Ka Daawo:Ururka Kaalme Kuwan Oo Guri U Dhisay Ninkii Silsiladu Lugta Goysay,Cabdle Oo Caafimaaday Iyo Arin Layaaba Oo Uu Dalbaday Ninkii Waalna Jiray+Maxay Tahay
HALKAN KA DAAWO HEES LOOGU TALO GALYA SHIRKADA BEEYADA EE ASLI MAYDI
WAREYSIYO