Monday January 23rd, 2017
Burcoonline
Telesom
Eurosomtravel
Travel UniQe
eurosomtravel.com/

War Deg Deg ah:Dagaal Dhiig Badani Ku Daatay Oo Hada Ka Socda Duleedka Magaalada MUQDISHO

0
Wednesday January 11, 2017 - 12:47:38 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 872
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah:Dagaal Dhiig Badani Ku Daatay Oo Hada Ka Socda Duleedka Magaalada MUQDISHO

    War Deg Deg ah:Dagaal Dhiig Badani Ku Daatay Oo Hada Ka Socda Duleedka Magaalada MUQDISHO

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ama Vapor Smoking
War Deg Deg ah:Dagaal Dhiig Badani Ku Daatay Oo Hada Ka Socda Duleedka Magaalada MUQDISHO

Wararka haatan Naga Soo Gaadhaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegayain dagaal culus oo uu dhiig badani ku daatay uu ka socdo duleedka Waqooyi ee magaalada Muqdisho.

Dagaalkan ayaa si toos ah uga socda deegaanada Gubadleey iyo nawaaxiga garoonka Cisaley, waxaana dagaalka hada socda lagu qaaday ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo halkaasi fadhiisimo kulahaa.

Sidoo kale wararka qaarkood ayaa sheegaya in deegaanka Galgalato uu ka socdo dagaal waxaan la maqlayaa rasaas culus oo halkaasi ka dhacaysa.

Ilaa hada si rasmi ah looma oga cida weerartay deegaanada Gubadley, nawaaxiga garoonka Cisaley iyo Galgalato oo dhamaantoodba dhaca dhanka waqooyi ee caasimada dalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


HALKAN KA DAAWO HEES LOOGU TALO GALYA SHIRKADA BEEYADA EE ASLI MAYDI
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan oo Ku Saabsan Shidaal Baadhisti oo Dib Looga Bilaabayo Somaliland
Halkan Ka Daawo:WARBIXIN Mahadhooyinkii Xasuusta Ku Reebay Dadweynaha Reer Burco Sanadkii 2016 Iyo Muuqaaladii Ugu Quruxda Badna Ee Ka Hirgalay Sanadka 2016-2017
Halkan Ka Daawo: Wasiir Cadaani Oo Beeniyay Warar Laga Baahiyay Iyo Xubno Shaqaalihisa Ka Mida Oo Cisbitaalka Hargaysa Yaala Oo Uu Ka Hadlay Waxa Uu Ka Og Yahay.
Halkan Ka Daawo: Wariye Cabdimaalik Muse Coldoon oo Wareysi Exclusive ah La Yeeshay Qoyski Mucjisado BURCO Ku Dhacday ee Raashinko Is Bedelayay
Halkan Ka Daawo: Hees Iyo Ciyaar Jaandheer aad Uu Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo: Wareysi Xiiso Badan oo Shabakada BurcoOnline News La Yeelatay Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Gobolka Togdheer By Wariye Khaliil
Halkan Ka Daawo: Shabakada Burcoonline News oo Wareysi La Yeelatay Gudoomiyaha Degmada Dhoqoshey oo Ka Warbaxiyay Xaalada Abaaraha ee Degmadaasi By Wariye Cabdi Tiriko
Halkan Ka Daawo: Wareysi Xiiso Badan oo Shabakada Burcoonline News La Yeelatay Xooghaya Guud ee Xisbiga UCID Md Yuusuf Googooye oo Arrimo Badan oo Xiiso Leh Ka Hadlay By Wariye Cabdi Tiriko
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE: NAXDIN Xaalada Abaaraha Bariga Somaliland oo Lagu Tilmaamay Mid La Mid Ahayd Abaarti (Daba-dheer) iyo Xaalada Degaanadaasi oo Wariyaashi Argagax iyo Naxdin Ku Riday
WAREYSIYO