Tuesday August 22nd, 2017
Burcoonline
Telesom
Eurosomtravel
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Silsilada waddani Uurcade Qore Khadar Ibrahim

0
Wednesday January 11, 2017 - 12:14:39 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 213
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Silsilada waddani Uurcade Qore Khadar Ibrahim

    Silsilada waddani Uurcade Qore Khadar Ibrahim

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ama Vapor Smoking
Silsilada waddani Uurcade Qore Khadar Ibrahim

Waxaan salaamayabahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah ,waxaanasalaamayamuwadiniint a Somaliland.


Sida aan taariikhda in badan ka akhriyey siyaasiga dhabta ahi ma aha mid ka kiciya dadkiisa,ee waa ka marka ay dadkiisu kacaan toosiya kuna haga jidka horumarka, tilmaama,la taliya,ee mideeya una horseeda meesha ay ku gaadhaaan jidka horumarka, walaalnimada, wadajirka. Siyaasiga dhabta ahi waa nafii hore dantiisa gaarka ah ka hormariya tan caamka ah ee bulshadiisa,waa mid ka danqada dhibta iyo hagardaamooyinka siyaasiga xumi ku hayo mujtamiciisa.hadaba waxaan maanta soo bandhigaya siyaasiga labaad ee silsiladaydan ku salaysan waddani wuxuu noqon doona xoghaya guud ee waddanimaxamed cabdilaahiuurcade.



Aniga waxa weli iga dhaadhici l’a indha adayga qaar ka mid ah Siyaasiyiin musuqmaasuq iyo maamul xumo ka geystay magaaladda hargeysaa oo ceeb iyo fadeexad baday Bilicda Caasimada Hargeysa inta ay xilka ay ka hayeen casimadda 10 sanno, kuwaas oo dhacay Hanti badan oo dadweynaha reer Somaliland lahaa, ayaa maanta Xisbi mucaarid ka dhex botorinaya oo leh Cod na siiya si dib idiinku dhacno !! xukuumaddana aflagaadiya cajiib!!.maalin walba qarankanu wuxuu daawada uurcado leh waxaanu la dagaalamayana xukuumaddan musuq maasuqeedu dhaafay xadka!!talow miyu is ilaaway xoghayo wuxuu gobolka maroodijeex ku hayay into ahaa maayir ku xigeen?!.


Reer hargeysaway garanayaan si fiican magaca uurcade!! bal dib u noqda waa Maayor Ku xigeenkii hore ee caasimadda 2002-2012, waa nin ku sofoobay into xilkaas hayay Musuqa iyo maamul xumada uu u gestay Caasimada, isago oo dhulkii danta guud ee Caasimada siiba dhulkii ay caasimadu ku balaadhatay ama ku fiday beerihii ku yaalay wixii dan guud ahaan jiray oo madax ka aha boobkooda isaga iyo Joomitiro ay ku shuraako ahaayeen waagaas!! maantana wuxu aflagaadinaya xukuumadd joojisay boobka umadda iyo wax la dhaho dan guud oo ay ka qaaday dawladda hoose ee hargeysaa !!. waxana la yaabanahay xisbiga waddani oo noocaas ka dhigtay xoghaye guud intii u dhisanaa !! waddaniyow miyaad u soo diyar garawday in hantida umadda u soo shaqo tag tid ?!! shacabku kaa diid ariintaas gurigaagana nadiifi bal horta waddaniyow inta aad cod raadinaysaan oo aad ku waalatayn heesta wadaniga dhabta allow dhawr !!!, waxaan udhanayauurcadexukuumadda aad ka hadlayso mar wealba waa tii ka nadiifisay hargeysaa , ka xishoo taariikhdaada madow .


Wuxuuna door weyn ku laha khilaafkii burburiyay xisbigii Ucid waagi lakala baxay.waxaana la ilaawin mid ka mid ah boobkiisamar u khilaaf weyn ka aloolsana new hargeysa oo dhul cidii lahayd dhisaysay oo ku tilmaamay sharci darro, taas oo been aan sal iyo raad toona lahayn meeshuna shirci bay ahayd oo gabadh muwaadinad ah aya lahayd waana goob dhul beereed ah oo dokomentigii sharcigu u dhamaystaran yahay, sideed bilood ka horna dawlada hoose ayaa qorshaysay oo u sharciyeysay!! Markaasu yimi uurcade oo ku qabsaday gabadhaas lamana ilaawo boobkii u ku hayay reer hargeysa.hadaba cida ku sifawda inay umadda hantideeda u soo shaqa tagtay oo boobtayna waa in taariikhdooda runta ah shacabka aan ogayn loo soo bandhigaa si ay uga digtoonadaan dadkaas musuqa iyo maamul xumida ku sifoobay si ay iska ilaaliyaan, cidii wanaag iyo horumar gaadhsiisa dadkeena iyo dalkeenan waan dhiiri gelinaynaa inuu ku sii jiro saaxada siyaasadeed, kuwa xuna dhulka lala dhaco khaayimiinta ah.

Saadaashu waa khayr!!

Qore Khadar Ibrahim

Khadar338@hotmail.com

Bidvertise


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
Halkan Ka Daawo: Shirkad Cusub oo Lagu Magacaabo Tijaaro oo Wadanka China Lagaga Furay Iyado Kuu Fududeynaysa Ganacsigaaga Iyo Ganacsiga CHINA
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Iyo Guddida Guud ee Beelweynta Habar Jeclo oo Sheegay INaanay Ogolaan Doonin Dadka Shirarka MIdnimo Iyo Kuwa Dhalinyarada Ku Baaqaya
Halkan Ka Daawo:DUCMANTERY Xiiso Badan Oo Ku Saabsan Gurigii Lagaga Dhawaaqay Gooni Isu Taaga Jamhuuriyada Soamaliland Sanadkii 1991
Halkan Ka Daawo: Fanaanka Weyn ee Cabdijabaar Al Khaliiji oo Hees Cusub oo Loogu Talo Galay 18 MAY Hadda Daawaha Ka Soo Rogay Heestan oo Loogu Magac Daray ( DHARAAR WEEYE SUNTAN)
Halkan Ka Daawo : Warbixin Dhismaha Wadada Sanaag Iyo Togdheer Oo Wakhtigan Bulshadu Si Weyn Ugu Raysatay Dadka Ku Safra Wadada Iyo Bulshada Degaanadaasi Oo Si Weyn U Mahadiyay Mashruuca Guuleystay Ee Wadadaasi
WAREYSIYO