Tuesday October 24th, 2017
Burcoonline
Telesom
freee space
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Jaaliyada Qurbajooga Daryeel RRM Group Ayaa Deeqihii Ugu Badnaa Gaadhsiiyay Deegaamada Ku Teedsan Gobolka Togdheer Iyo Saraar Iyo Xukumada Oo Aan Ilaa Hada Sidii La Doonaayay Ugu Hagar Bixin.

0
Wednesday January 11, 2017 - 12:16:33 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 222
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaaliyada Qurbajooga Daryeel RRM Group Ayaa Deeqihii Ugu Badnaa Gaadhsiiyay Deegaamada Ku Teedsan Gobolka Togdheer Iyo Saraar Iyo Xukumada Oo Aan Ilaa Hada Sidii La Doonaayay Ugu Hagar Bixin.

    Jaaliyada Qurbajooga Daryeel RRM Group Ayaa Deeqihii Ugu Badnaa Gaadhsiiyay Deegaamada Ku Teedsan Gobolka Togdheer Iyo Saraar Iyo Xukumada Oo Aan Ilaa Hada Sidii La Doonaayay Ugu Hagar Bixin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaaliyada Qurbajooga Daryeel RRM Group Ayaa Deeqihii Ugu Badnaa Gaadhsiiyay Deegaamada Ku Teedsan Gobolka Togdheer Iyo Saraar Iyo Xukumada Oo Aan Ilaa Hada Sidii La Doonaayay Ugu Hagar Bixin.
Qurbajooga Daryeel RRM Group Ayaa Deeqihii Ugu Badnaa Gaadhsiiyay Deegaamada Ku Teedsan Gobolka Togdheer Iyo Saraar Iyo Xukumada Oo Aan Ilaa Hada Sidii La Doonaayay Ugu Hagar Bixin.
Qurbajooga Groupka Daryeel RRM ee ka soo jeedaa deegaamada xood,xayira ,ilkacadays,magaaloyar, qoryaale,gaadlayaal,dandan Iyo shaaxid ayaa waxay ka wadaan deegaamadooda dadaalo aad u balaadhan oo ay ugu gurmanayaan dadkoodii oo abaari ku habsatay waxayna ilaa hada gaadhsiiyeen deegaamadooda lacag gaadhaysa 170,000$ Todoba iyo toban kun oo dollar.
Gurmadka jaaliyada qurbajooga deegaamada ee daryeel RRM group oo bilaamay November 2016 oo ilaa hada socda ayaa waxaa la gaadhsiiyay deeegaaamada sare ku xusan ee ay ka soo jeedaan biyo raashin iyo agab kale oo kala duwan.
Dhinaca kale xukumada ayaa gurmad ka bilowday gobolka togdheer Iyo gobolada kale bariga ee abaartu ka taagantahay laakiin ilaa hada may u hagar bixin deegaamada aan sare ku soo xusan lamana yaqaano meesha uu maro saamigooda ay qaybta u helaan.
Ugu danbayntii shacabka ku dhaqan deegaamadaas ayaa aad uga cabanaaya gurmad la'aan ay tirsanayaan yadoo abaartii meel xun sii maraysa yagoo ugu baaqay cidkasta oo ka soo jeeda deegaamadan Iyo xukumada somaliland inay xaalada abaareed sii xumaanayso una baahanyihiin in lala soo gaadho gurmad deg dega.Jaamac Baashe Ohio.

Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
WAREYSIYO