Tuesday August 22nd, 2017
Burcoonline
Telesom
Eurosomtravel
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Ganacsatadda Suuqa Waaheen Hargaysa Oo Shaaciyay Inay Joojiyeen Isticmaalka Shilinka Somaliland Iyo Caqabadda Ka Dhalan Karta.

0
Wednesday January 11, 2017 - 12:18:56 in Wararka by
  • Visits: 296
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ganacsatadda Suuqa Waaheen Hargaysa Oo Shaaciyay Inay Joojiyeen Isticmaalka Shilinka Somaliland Iyo Caqabadda Ka Dhalan Karta.

    Ganacsatadda Suuqa Waaheen Hargaysa Oo Shaaciyay Inay Joojiyeen Isticmaalka Shilinka Somaliland Iyo Caqabadda Ka Dhalan Karta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ama Vapor Smoking
Ganacsatadda Suuqa Waaheen Hargaysa Oo Shaaciyay Inay Joojiyeen Isticmaalka Shilinka Somaliland Iyo Caqabadda Ka Dhalan Karta.

Guddida ganacsatada suuqa weyn ee Waaheen, ayaa cabasho weyn ka muujiyey qiime dhaca ku habsaday shilinkii Somaliland, waxana ay shaaca ka qaadeen in haddii ay sidan kusii socoto ay gebi ahaanba joojin doonaan isticmaalka lacagtaas.

Guddidan oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, ayaa madaxweynaha farriin adag u diray, waxana ay hoosta ka xarriiqeen inuu dalku noqday gobol Maraykanka kamid ah,"Waxa meesha ka baxday jiritaanka shilinka Somaliland, waxana aanu madaxweynaha leenahay waxanu kuu igmanay jiritaanka dalka ee muu ahayn burburinta Somaliland, waxana maalintii aanu ku dooranay noo shaqayn jirey, 50 slshl,100slshl,500slshl iyo 1000slshl, maantase waxa gacantayada kusoo hadhay 1000slsh iyo 500,000slsh, waxana maanta na haysa kiradii oo Dollar ah, Laydhkii oo Dollar ah, Waxbarashadii oo Dollar ah iyo caafimaadkii oo Dollar ah, Somaliland-na waxa ay noqotay gobol Maraykanka kamid ah, waxana meesha ka baxday Somaliland tii aanu u halgamaynayā€¯ sidaas waxa yidhi mid kamid ah guddida ganacsatada suuqa Waaheen.

Xubnahani waxa ay intaas ku dareen in madaxweynuhu hagraday wax kaqabashada xaaladda qiime dhaca ah ee lacagta dalka ku dhacday, waxana ay tilmaameen inay muuqdaan fursado badan oo arrintaas wax lagaga qaban kari lahaa oo la iska indho tiray.

Waxa ay xuseen in noloshii dadku meel halis ah marayso, isla-markaana gurmad ballaadhan loo baahan yahay, iyada oo madaxweynahana ka codsaday inuu gudo galo tallaabooyin lagu badbaadinayo qiimaha shilinka dalka ee meesha kasii baxaya.


Bidvertise


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
Halkan Ka Daawo: Shirkad Cusub oo Lagu Magacaabo Tijaaro oo Wadanka China Lagaga Furay Iyado Kuu Fududeynaysa Ganacsigaaga Iyo Ganacsiga CHINA
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Iyo Guddida Guud ee Beelweynta Habar Jeclo oo Sheegay INaanay Ogolaan Doonin Dadka Shirarka MIdnimo Iyo Kuwa Dhalinyarada Ku Baaqaya
Halkan Ka Daawo:DUCMANTERY Xiiso Badan Oo Ku Saabsan Gurigii Lagaga Dhawaaqay Gooni Isu Taaga Jamhuuriyada Soamaliland Sanadkii 1991
Halkan Ka Daawo: Fanaanka Weyn ee Cabdijabaar Al Khaliiji oo Hees Cusub oo Loogu Talo Galay 18 MAY Hadda Daawaha Ka Soo Rogay Heestan oo Loogu Magac Daray ( DHARAAR WEEYE SUNTAN)
Halkan Ka Daawo : Warbixin Dhismaha Wadada Sanaag Iyo Togdheer Oo Wakhtigan Bulshadu Si Weyn Ugu Raysatay Dadka Ku Safra Wadada Iyo Bulshada Degaanadaasi Oo Si Weyn U Mahadiyay Mashruuca Guuleystay Ee Wadadaasi
WAREYSIYO