Sunday December 17th, 2017
Burcoonline
Telesom
freee space
Somali Flags
eurosomtravel.com/

O G A Y S I I S O G A Y S I IS Bulsho Weynts Somaliland Ee Ku Nool Dalka UK

0
Thursday January 12, 2017 - 11:57:52 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 563
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    O G A Y S I I S O G A Y S I IS Bulsho Weynts Somaliland Ee Ku Nool Dalka UK

    O G A Y S I I S O G A Y S I IS Bulsho Weynts Somaliland Ee Ku Nool Dalka UK

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

O G A Y S I I S O G A Y S I IS Bulsho Weynts Somaliland Ee Ku Nool Dalka UK
Waxaan bulshada Somaliland ee ku dhaqan UK ogaysiinaynaa inay muddo xileedkii
Guddida SSUK dhamaatay oo la gaadhay waqtigii Guddi kale la wareegi lahayd xilka
hogaaminta dalada Jaaliyada Somaliland UK (SSUK). Sida awgeed, waxaanu ka

codsanaynaa ciddii danaynaysa rag iyo dumar inay isu soo sharaxdo jagoonyinka kala ah:
1. GUDOOMIYAHA JAALIYADA. 2. GUDOOMIYE KU XIGEEN inay soo gudbiyaan
codsiyadooda iyo CV yadooda ugu dambayn 21.01.2017 kuna soo gudbiyaan emailkan:
info@ssuk.org.uk
Shuruudaha laga rabo Gudoomiyaha:
- Inuu yahay Jaamici haysta ugu yaraan (BA, BSC) ama wax u dhigma
- Inuu hore uga soo hawl galay ugu yaraan: a) hay-ad ama urur u dhigma SSUK
- Inaanu xil u haynin Xusbi siyaasi ah
- Inuu haysto waqti uu ku gudan karo xilka
- Inuu yahay shakhsi aan ku dhaqmin qabyaalad, bulshaduna u siman tahay.
Shir weynaha lagu kala dooron doono xubnaha isa soo sharaxa wuxuu qabsoomi doona
maalinta SABTIDA EE BISHU TAHAY 28.01.2017 KULKAY SAACADU TAHAY 3.00 – 7.00


GALABNIMO. Goobta shirkuna wa: 1 Chignell Place, West Ealing, W13 0JT.
Wa billahi tawfiiq

Gud/ SSUK
Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
WAREYSIYO