Monday May 21st, 2018
Burcoonline
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Wax qabad la,aanta Ragaadisay deeganada hoos yimaada maamulka gobolka saraar

0
Monday June 12, 2017 - 12:37:24 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 385
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wax qabad la,aanta Ragaadisay deeganada hoos yimaada maamulka gobolka saraar

    Wax qabad la,aanta Ragaadisay deeganada hoos yimaada maamulka gobolka saraar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wax qabad la,aanta Ragaadisay deeganada hoos yimaada maamulka gobolka saraar Wax qabad la,aanta Ragaadisay deeganada hoos yimaada maamulka gobolka saraar Marka hore mahad guud ahaanted ilaahay ayey u sugnaatay Mar xigtada waxaan ilaahay ka baryaya in guud ahaanba wadanka alle ka kor qaado xanuunada abaaraha dhulalka qaar weli ku hadhay iyo sixir bararka halakeeyey dadki danyarta ahaa iyo badiba umada jamhuuriyada soomaliland Hadaan usoo dhaadhaco mawduucan aan doonayo inaan halkan ku iftiimiyo oo badiba ka hadlaaya quseeyana danta caamka ah ee umadan reer soomaliland kawada dhexeeyana xaqna ay u leeyihiin inay u sinaadan Dhamaanten waxaynu ka war qabna amase dareesanahay in waxqabadka dawlada aanay u sinayn gobolada dalka qaarkodna ay tabanayaan waxqabad la,aan baahsan oo badiba ragaadisay


 wixi dawladi umadeeda u qaban lahayd Gobolka saraar wuxuu ka mid yahay deeganada aadka u faca wayn lehna taariikh aanan halkan kuso koobi Karin Gobolku waxa hoos yimaada deegano fara badan oo ka tirsan gobolka saraar dhulalkaaso u badan dhul daaqsimeedyo tuuloyin iyo degmoyin kale oo fara badan Gobolka saraar badiba wuxuu ka aradanyahay kaabayashi bulshada iyado waxa loo qabtay aad u kooban yihiin mararka qaarna aan laba magacabi Karin Ku dhawaad 52 tuulo oo hoos yimaada gobolka saraar haba yaraate kama jiraan xarumo caafmad MCH dugsiyo waxbarasho mana laha haba yaraate wax Ambulance yo ah Waxay kalo ka aradan yihiin riigag biyoodyo oo aan haba yaraate ila hada aan la og soonayn hal riigna ha noqote wax laga taagat degankasi Tooloyinka A da ah waxa ka mida  Waridaad  Gadhka  Dhanaano  Ceelcade  Dhudhubka 

 Tuuloyinka aan sare kuso xusay iyo qaarkalo farabadaniba badiba waxay ka aradan yihiin waxqabadki xukuumada manta majaraha wadanka u haysa Taas bedelkeedana deeganada burco ku hareeraysani ay dhamaantodba ay dheregsan yihiin amase waxqabadka xukuumadu uu u janjeedho hawdka burco Maamulka gobolka saraar waxay badiba dadka degaanku arkaan marka olole siyaasaded amase kaanbayn lagu jiro Weli lama arag meel ay xadhiga kaga jarayaan mashaaric mamulka gobolka iskii u hir geliyay wax dhiiri gelin bulsheedna kama qaybqaatan iyago ku mashquulsan danahooda khaaska ah badhasabka gobolkas iyo maayirkuba 

 TALO KU DHISAN WAAYA ARAGNIMO IYO IN AAN HABA TARAATE DEGANKAAS AAN LO JEEDIN waxna aanay u maqnayn Dadka deeganka waxaan kula talin laha iyagoo aan axsaab mucaarad iyo muxaafid midna garabsanayn in aayahooda iyo danta deganka ay kaso jeedan ay isugu yimaadan Axsaabta wadanka ka jirta mid waliba wuxuu leeyahay hami uu ku donayo inuu ku kasbado shacab farabadan oo uu cod ka helo balse iyagana waxaan idhan lahaa mucarad iyo muxafidba la kaalaya umada gobolkaas waxaad ku kasban kartan waanad u simantihiin Odayaasha madax dhaqameedyada ganacsatada kaso jeeda golka

 waxan iyagana idhan laha haloo midoobo danta gobolka waayo waad aragtan caynaba iyo deganaday maamusho wax laga qaado mooyane inan waxba laguso celin Dhalinyarada ku kala baahsan gudaha wadanka iyo dibadiisana waar waad ka war haysaan marxalada gobolku manta maraayo u kaca oo nin walawba waxaad tari karto ku tar degankaga iyo dadkaaga xooluhu ka bexeen ALLA MAHADLEH
Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
WAREYSIYO