Thursday June 29th, 2017
Burcoonline
Telesom
Eurosomtravel
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee North America oo magacaabay Xilal iyo Hambalyo laama cusub oo laga furay USA iyo Canada.

0
Wednesday June 14, 2017 - 12:05:44 in Wararka by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 178
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee North America oo magacaabay Xilal iyo Hambalyo laama cusub oo laga furay USA iyo Canada.

    Markaan arkay baahida loo qabo xilalkan ama jagooyinka Xisbiga Kulmiye ee North America iyo muhimadood.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ama Vapor Smoking
Markaan arkay baahida loo qabo xilalkan ama jagooyinka Xisbiga Kulmiye ee North America iyo muhimadood.

C:UsersOwnerDesktopdownload (1).jpg

 

KULMIYE NORTH AMERICA

TIXRAAC: XK/XKNA0008/2017 13/06/2017

 

UJEEDO: MAGACAABIS XILAL.

KU: Cali Salaad Dhamac

KU: Fuad cabdi Ismaaciil

OG: Guddiga Fulinta Xisbiga Kulmiye North Ameirca

OG: Gudoomiyeyaasha Laamaha Xisbiga USA iyo Canada

OG: Xarunta Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Hargeysa S/LAND

OG: Xoghayaha Guud Xisbiga kulmiye Hargeysa S/LAND

Markaan arkay baahida loo qabo xilalkan ama jagooyinka Xisbiga Kulmiye ee North America iyo muhimadood.

Markaan la tashaday Musdameedka iyo Hogaanka Xisbiga ee North America.

Markaan arkay Xilkasnimadood iyo kartidooda waxaan u magcaabay laga bilaabo manta oo ay taariikhdu tahay 13 June,2017.

1.Cali Salaad Dhamac inuu noqdo Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye USA

2. Fuad Cabdi Ismaaciil inuu noqdo Xoghayaha Wacyi gelinta iyo Abaabulka ee Xisbiga kulmiye ee USA.

Waxaan kaloo magacaabay , markaan arkay baahida loo qabo Musdabeed ama Guurti Laamaha Magaalada Toronto iyo Galbeedka Ontario(Kitchener) xubnaha hoos ku qoran in ay noqdaan Musdabeedka ama Guurtida lamahaas kor ku xusan:

1.Axmed Cali Sabeyse---Gudoomiye

2. Ducaale Maxamed Xirsi

3.Maxamed Yusuf Axmed

4.Xasan Guuleed

5.Adan Cabdilaahi Hanfi

6.Cumar Axmed Good

7.Maxamed Yusuf Macallin

8.Cabdiraxiim Saleeban Dafle

9.Xasan Haybe Caateeye

10. Maxamud Xaashi Cabdi

11.Barre Axmed Maxamed

12.Adan Maxamed Cige

13. Deeq Cabdi Gurey

 

Ugu danbayntii waxaan halkan hambalyo iyo soo dhawayn u soo gudbinayaa Gudoomiyeyaasha Laamaha cusub ee ku soo kordhay Laamihii hore ee Xibiga Kulmiye ku lahaa North America.

  1. Axmed Yusuf Ismaciil Gudoomiyaha Laanta Magaalada Denver ee Gobolka Colorado USA

  2. Idris Rashiid Cumar Gudoomiyaha Laanta Magaalada Kitchener Ontario Canada.

Waxaan kaloo hambalyo iyo soo dhaweyn u soo gudbinayaa Gudoomiyaha Cusub ee ay doorteen Guddiga Xisbiga Kulmiye ee magaalada Ottawa ee dalka Canada Naasir Cismaan Cumar.

Waxaan ka codsanayaa guddiyada iyo taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee North Ameria in ay sii hufan oo fiican ula shaqeeyaan madaxdaas kor ku xusan.Dhamaantood iyagana waxaan u rajaynayaa in Ilaahay ku garb galo xilalkaas loo magacaabay oo ay si xilkasnimo iyo daacadi ku jirto u gutaan.

 

ALLAHA WEYN BAA MAHAD LEH.

 

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee North America

Mustafa Cabdi Cartan.




Bidvertise


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
Halkan Ka Daawo: Shirkad Cusub oo Lagu Magacaabo Tijaaro oo Wadanka China Lagaga Furay Iyado Kuu Fududeynaysa Ganacsigaaga Iyo Ganacsiga CHINA
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Iyo Guddida Guud ee Beelweynta Habar Jeclo oo Sheegay INaanay Ogolaan Doonin Dadka Shirarka MIdnimo Iyo Kuwa Dhalinyarada Ku Baaqaya
Halkan Ka Daawo:DUCMANTERY Xiiso Badan Oo Ku Saabsan Gurigii Lagaga Dhawaaqay Gooni Isu Taaga Jamhuuriyada Soamaliland Sanadkii 1991
Halkan Ka Daawo: Fanaanka Weyn ee Cabdijabaar Al Khaliiji oo Hees Cusub oo Loogu Talo Galay 18 MAY Hadda Daawaha Ka Soo Rogay Heestan oo Loogu Magac Daray ( DHARAAR WEEYE SUNTAN)
Halkan Ka Daawo : Warbixin Dhismaha Wadada Sanaag Iyo Togdheer Oo Wakhtigan Bulshadu Si Weyn Ugu Raysatay Dadka Ku Safra Wadada Iyo Bulshada Degaanadaasi Oo Si Weyn U Mahadiyay Mashruuca Guuleystay Ee Wadadaasi
Halkan Ka Daawo: Jaaliyada Habar jeclo Iyo Subeer Awal oo Kulan London Iskugu Yimi Kaga Tashanayaan Sidi Hawlaha Xisbiga KULMIYE Loo Dardar Gelin Laha
Halkan Ka Daawo:Gudoomiyaha Degmada DHOQOSHEY Oo Ka Warbixiyay Mashaariic Horumarineed Oo Xukuumadu Ka Wado Degmada Dhoqoshey+Muxuu Ka Yidhi 18ka MAY Ee La Joojiyay
HALKAN KA DAAWO: QOYSAS ROOBAB KA DA AY GOBALKA SANAAG XOOLIII ABAARAHA UGA HADHAY KA MADHIYEEN IYAGA OO XAALAD ADAG OO DHANKA NOLOSHA KU JIRA UNA BAAHAN TAAKULO
Halkan Ka Daawo:Warbixin Laga Diyaariyay Raxmaadka Eebe Ee Ka Da,ay Inta U Dhaxaysa Degmooyinka Garadag Iyo Ceel Afweyn Ee Gobolka SANAAG
WAREYSIYO