Thursday June 29th, 2017
Burcoonline
Telesom
Eurosomtravel
Somali Flags
eurosomtravel.com/

BOQOR OSMAN AWHAMUD BUURMADAW OO KU GUULAYSTAY MIDAYNTA GARABYADII SHIRKA BICCIDAHA

0
Wednesday June 14, 2017 - 12:12:22 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 201
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BOQOR OSMAN AWHAMUD BUURMADAW OO KU GUULAYSTAY MIDAYNTA GARABYADII SHIRKA BICCIDAHA

    Dhawaan ayay ahayd markii fikrad ay keentay baahiyo badan oo ka jira deegaanka ay degto beesha biciide in la qabto shir beesha ay yeelato si laysugu dayo loona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ama Vapor Smoking
Dhawaan ayay ahayd markii fikrad ay keentay baahiyo badan oo ka jira deegaanka ay degto beesha biciide in la qabto shir beesha ay yeelato si laysugu dayo loona

Dhawaan ayay ahayd markii fikrad ay keentay baahiyo badan oo ka jira deegaanka ay degto beesha biciide in la qabto shir beesha ay yeelato si laysugu dayo loona mideeyo caqliga iyo aqoonta oo loo wajaho durufo aafeeyey deegaanka iyo dadka ku nool, shirkaas oo ay wadeen qurbo joogu una gudbiyeen gudaha dalka ayaa markii lagu dhawaaqay ay abuurtay xasaasiyad waxaana si toosa uga horyimi koox dawlada ka mida oo uu hogaaminayey wasiir mohamud haashu abdi. hadaba waxaa si degdega dalka u tegey boqor buurmadaw oo markaa ku sugnaa abudubai si uu aragtiyahaa kala duwan u mideeyo waaana maanta oo ay bishu tahay 13/06/2017 uu ku guuleeystay inuu dhamaan madax dhaqameedkii, siyaasiyiintii iyo aqoonayahankii isu keeno kana midoobaan in shirka dhaco doorashada ka hor loona midoobo baahiyaha baahsanee u yaala beesha.



Waxaa dhamaan dadkii ku qanceen dhexdhexaadintii boqorka iyo iskusoo maslaxii qoorweynta reerka, dhamaan waxaa si walaaltinimo ah loogu midoobay danta guud, waxaana si weyn loogu mahad celiyay boqor osman kaalinta uu ka qaatay xalinta arinkaas.


Bidvertise


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
Halkan Ka Daawo: Shirkad Cusub oo Lagu Magacaabo Tijaaro oo Wadanka China Lagaga Furay Iyado Kuu Fududeynaysa Ganacsigaaga Iyo Ganacsiga CHINA
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Iyo Guddida Guud ee Beelweynta Habar Jeclo oo Sheegay INaanay Ogolaan Doonin Dadka Shirarka MIdnimo Iyo Kuwa Dhalinyarada Ku Baaqaya
Halkan Ka Daawo:DUCMANTERY Xiiso Badan Oo Ku Saabsan Gurigii Lagaga Dhawaaqay Gooni Isu Taaga Jamhuuriyada Soamaliland Sanadkii 1991
Halkan Ka Daawo: Fanaanka Weyn ee Cabdijabaar Al Khaliiji oo Hees Cusub oo Loogu Talo Galay 18 MAY Hadda Daawaha Ka Soo Rogay Heestan oo Loogu Magac Daray ( DHARAAR WEEYE SUNTAN)
Halkan Ka Daawo : Warbixin Dhismaha Wadada Sanaag Iyo Togdheer Oo Wakhtigan Bulshadu Si Weyn Ugu Raysatay Dadka Ku Safra Wadada Iyo Bulshada Degaanadaasi Oo Si Weyn U Mahadiyay Mashruuca Guuleystay Ee Wadadaasi
Halkan Ka Daawo: Jaaliyada Habar jeclo Iyo Subeer Awal oo Kulan London Iskugu Yimi Kaga Tashanayaan Sidi Hawlaha Xisbiga KULMIYE Loo Dardar Gelin Laha
Halkan Ka Daawo:Gudoomiyaha Degmada DHOQOSHEY Oo Ka Warbixiyay Mashaariic Horumarineed Oo Xukuumadu Ka Wado Degmada Dhoqoshey+Muxuu Ka Yidhi 18ka MAY Ee La Joojiyay
HALKAN KA DAAWO: QOYSAS ROOBAB KA DA AY GOBALKA SANAAG XOOLIII ABAARAHA UGA HADHAY KA MADHIYEEN IYAGA OO XAALAD ADAG OO DHANKA NOLOSHA KU JIRA UNA BAAHAN TAAKULO
Halkan Ka Daawo:Warbixin Laga Diyaariyay Raxmaadka Eebe Ee Ka Da,ay Inta U Dhaxaysa Degmooyinka Garadag Iyo Ceel Afweyn Ee Gobolka SANAAG
WAREYSIYO