Thursday October 19th, 2017
Burcoonline
Telesom
freee space
Somali Flags
eurosomtravel.com/

XIISADA BARIGA IYO HAWL GABKA HAY, ADDA SIRDOONKA QARANKA

0
Wednesday June 14, 2017 - 20:40:22 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 230
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XIISADA BARIGA IYO HAWL GABKA HAY, ADDA SIRDOONKA QARANKA

    Assalamu-Calaykum dhamaan Akhristayaasha maqaalkan salan ka dib waxaan rabaa in aan wax ka qoro xiisada siyaasadaysan ee Gobolada bariga Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Assalamu-Calaykum dhamaan Akhristayaasha maqaalkan salan ka dib waxaan rabaa in aan wax ka qoro xiisada siyaasadaysan ee Gobolada bariga Somaliland

Assalamu-Calaykum dhamaan Akhristayaasha maqaalkan salan ka dib waxaan rabaa in aan wax ka qoro xiisada siyaasadaysan ee Gobolada bariga Somaliland oo mudo dheerba lagu jiray xalka iyo waan waan ta lagu nabadaynayo goboladaas oo colaad iyo dagaalo aafeeyeen . Jamuuriyada Somaliland waxay galisay dadaal iyo dhaqaale aad u farabadan laakiin waxay xal iyo maaro u waayeen xiisada siyaasadaysan ee gobolada bariga Somaliland arinkan oo leh xasaasiyadiisa oo raba in laga yeesho qorshe cad.

Madaxweynaha Somaliland waa waajib saaran in uu ilaaliyo dhismaha qaranka iyo xuduudaha dalku leeyahay iyagoo adeegsanaya dhamaan hay,addaha amniga u xilsaaran ee sida booliska , Sirdoonka iyo Ciidanka qalabka sida sidaa daraadeed waxaan xalkan ka cadaynayaa in aanu madaxweynaha jamuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud aanu adeegsan haba yaraatee Hay,adda Sirdoonka qaranka Adeegsiga Hay,addan oo aan aaminsan yahay in ay wax badan ka qaban lahayd arimaha ka taagan Gobolada Bariga Goboladaas oo ay ka jirto xaalad siyaasadeed oo ay ka oogayaan waxgaradka iyo aqoonyaanka goboladaa ka soo jeeda marka mid lala heshiiyaba mid kale ayaa ka daba dhalanaya sobobo dhaqaale iyo mid xileedba ha ahaatee taas oo dhalisay in xukuumada kulmiye ay ku bixiso dhaqaale farabadan wax natiija ahna wali aanay dhalin wada hadalada haatan socda ee dhanka Khaatumo uu hogaaminayo Prof Cali Khaliif Galaydh oo laga rajaynayay jawaab wanaagsan kana muuqato is waafaqsanaan iyo xasilinta Gobolada Bariga ayaa waxaa ka daba hadlay Jaaliyada Bariga Afrika ee Khaatumo ayaa diiday waxayna Kalsoonida kala laabteen Madaxweyne Cali Khalif intaa ka dib waxaa hadlay Madaxweyne ku xigeenka Khaatumo State Mudane Cagalule sidoo kalana diiday wada hadalada u dhexeeya Jamuuriyada Somaliland iyo Khaatumo waxay hadaladiisu u muuqdeen kuwo ka soo shidaal qaatay Dalka aan deriska nahay ee Somaliya waxaana iska cad in ay somaliya lug ku leedahay ayna tahay xaalad abuur markaa si looga hortago loogana guulaysto qorshayaasha laga maleegayo magaalada Muqdisho waa in la hawl galiyaa hawl wadeenada hay,adda sirdoonka si ay u soo raadiyaan xogo ku saabsan xaalada gobolada bariga lana lafo guro si loo sameeyo qorshe cad oo lagu dajinayo xaalada bariga Somaliland

DOORKA AY HAY,ADDA SIRDOONKA QARANKU KA QAADAN KARTO XALISINTA GOBOLADA BARIGA SOMALILAND

1. Raadinta iyo daba galka arimaha salka u ah xaaladaha degaankaas

2. lafo gurida iyo falan qaynta xogihii la soo helay

3. dajinta iyo samaynta shax ama qorshe xasilin kara

4. Kala fogayn iyo kala dilka siyaasiyiinta danaysatada ah ee goboladaas iyo shacabka

5. hanashada iyo soo dhaweynta shacabkaas dhamaantood kuna tixgalinta aragtiyahooda kala duwan

6. dareen siinta danayn dhab ah

Waa doorka ay Hay,adda Sirdoonka Qaranku "NIA” ay ku yeelan karto Arimaha Gobolada Beriga

 

Xuquuqda Qoraalka

Magaca: Cabdiraxman Yacqub Xasan

Tell: +252634807177

Email: jacobhassam@gmail.com

 

 




Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
Halkan Ka Daawo: Shirkad Cusub oo Lagu Magacaabo Tijaaro oo Wadanka China Lagaga Furay Iyado Kuu Fududeynaysa Ganacsigaaga Iyo Ganacsiga CHINA
WAREYSIYO