Thursday June 29th, 2017
Burcoonline
Telesom
Eurosomtravel
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Ogaysiis ku socda dhamaan taagerayaasha xisbiga waddani iyo shacab-weynaha reer Somaliland ee ku dhaqan dalkan HOLLAND.

0
Friday June 16, 2017 - 09:57:58 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 98
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogaysiis ku socda dhamaan taagerayaasha xisbiga waddani iyo shacab-weynaha reer Somaliland ee ku dhaqan dalkan HOLLAND.

    Waxa loogu bishaaraynayaa dhamaan taagerayaasha xisbiga Waddani iyo shacab-weynaha reer Somaliland ee ku dhaqan dalkan HOLLAND in maalinta sabtida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ama Vapor Smoking
Waxa loogu bishaaraynayaa dhamaan taagerayaasha xisbiga Waddani iyo shacab-weynaha reer Somaliland ee ku dhaqan dalkan HOLLAND in maalinta sabtida

Waxa loogu bishaaraynayaa dhamaan taagerayaasha xisbiga Waddani iyo shacab-weynaha reer Somaliland ee ku dhaqan dalkan HOLLAND in maalinta sabtida ah ee bishu tahay8 July 2017, magaalada Den Haag. Lagu qaban doono xaflad si weyn loo soo agaasimay.

Xafladan oo loogu talagalay xuska sanadguuradii kqwad ee asaaska laanta xisbiga Waddani ee Holland in dardargalinta ama u diyaargarawga doorashada madaxtinimada ee 13 November 2017 ka qabsoomi doonta dalkii insha allaah.

Dhinaca madadaalada waxa xaflada kuugu diyaara fananiin waaweyn oo halkaas kuugu soo bandhigi doona heeso waddani iyo madadaalo ah labadaba.



Xusid : "Goobta xaflada waxaad ka helaysaa cunto fudud iyo cabitaan qiimo jaban ah."


Adres goobta xafladu waa:

Wijkvereniging Essesteijn

Elzendreef 10

2272 EB Voorburg

Saacada ay bilaabanayso xafladu waa :15:00 T/M 24:00


Faldan wixii faafahin ah nagala soo xidhiida:

Xoghayaha Guud : Maxamed Musa Tel. : 0639090689

Xoghayaha Xidhiidhka Bulshada : Fadumo Musa Tel. : 0687879207

Xubin golaha dhexe : Xuseen Barkhad Tel. : 0684347794



Gudoomiyaha xisbiga Waddani ee dalka HOLLAND.


Md. : Xiis Maxamed Cige.

 
 
Attachments area
 
 
 
 
 

Bidvertise


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
Halkan Ka Daawo: Shirkad Cusub oo Lagu Magacaabo Tijaaro oo Wadanka China Lagaga Furay Iyado Kuu Fududeynaysa Ganacsigaaga Iyo Ganacsiga CHINA
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Iyo Guddida Guud ee Beelweynta Habar Jeclo oo Sheegay INaanay Ogolaan Doonin Dadka Shirarka MIdnimo Iyo Kuwa Dhalinyarada Ku Baaqaya
Halkan Ka Daawo:DUCMANTERY Xiiso Badan Oo Ku Saabsan Gurigii Lagaga Dhawaaqay Gooni Isu Taaga Jamhuuriyada Soamaliland Sanadkii 1991
Halkan Ka Daawo: Fanaanka Weyn ee Cabdijabaar Al Khaliiji oo Hees Cusub oo Loogu Talo Galay 18 MAY Hadda Daawaha Ka Soo Rogay Heestan oo Loogu Magac Daray ( DHARAAR WEEYE SUNTAN)
Halkan Ka Daawo : Warbixin Dhismaha Wadada Sanaag Iyo Togdheer Oo Wakhtigan Bulshadu Si Weyn Ugu Raysatay Dadka Ku Safra Wadada Iyo Bulshada Degaanadaasi Oo Si Weyn U Mahadiyay Mashruuca Guuleystay Ee Wadadaasi
Halkan Ka Daawo: Jaaliyada Habar jeclo Iyo Subeer Awal oo Kulan London Iskugu Yimi Kaga Tashanayaan Sidi Hawlaha Xisbiga KULMIYE Loo Dardar Gelin Laha
Halkan Ka Daawo:Gudoomiyaha Degmada DHOQOSHEY Oo Ka Warbixiyay Mashaariic Horumarineed Oo Xukuumadu Ka Wado Degmada Dhoqoshey+Muxuu Ka Yidhi 18ka MAY Ee La Joojiyay
HALKAN KA DAAWO: QOYSAS ROOBAB KA DA AY GOBALKA SANAAG XOOLIII ABAARAHA UGA HADHAY KA MADHIYEEN IYAGA OO XAALAD ADAG OO DHANKA NOLOSHA KU JIRA UNA BAAHAN TAAKULO
Halkan Ka Daawo:Warbixin Laga Diyaariyay Raxmaadka Eebe Ee Ka Da,ay Inta U Dhaxaysa Degmooyinka Garadag Iyo Ceel Afweyn Ee Gobolka SANAAG
WAREYSIYO