Thursday June 29th, 2017
Burcoonline
Telesom
Eurosomtravel
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Shirka La Magac Baxay Midnimo Kow HY/ HJ

0
Friday June 16, 2017 - 19:03:25 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 237
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Shirka La Magac Baxay Midnimo Kow HY/ HJ

    Sabaabta aan kaga biiyo diidey iyadoo ay asxaab iyo dad aanu isku beel nahay iyo deegaan wadaag ay isla soo hoos galeen kalay kusoo biir groupka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ama Vapor Smoking
Sabaabta aan kaga biiyo diidey iyadoo ay asxaab iyo dad aanu isku beel nahay iyo deegaan wadaag ay isla soo hoos galeen kalay kusoo biir groupka

Sabaabta aan kaga biiyo diidey iyadoo ay asxaab iyo dad aanu isku beel nahay iyo deegaan wadaag ay isla soo hoos galeen kalay kusoo biir groupka ururka ee Whats Appka'UK oo u sabaab ahayd kicintanka abuurida kooxdaas siyaasadda Xisbiyadda Somaliland la jaan qaadi kari wayday.
Haddi ay ii metelan odhan lahaayeen wa urur Samofal ah wax lagu tarayo gobolada Bari sharaf iyo taageero bay mudtaysan lahayeen.


Markiiba waxaan isha ku dhuftay rag ay ka mid yihiinMax'ed Cabdi HallacSiciid Jamaac Bootanoo aanu isku beel nahay kuna ogaa iyagoo ah rag Xisbigga Waddani ka tirsan marna ururka bugta ah badbaado ee sharci darrada ahii ku adeegsan jireen.

Madaama aan ahay nin khibrad waayo araganimo baahsan badan u leh bulshadeena siiba dadka maan gaabka ah ee lagu adeegto siyaabo kala duwan aan'se lahayn mabda' aragti go'aan miisaan ku salaysan wax qabad ummadeed deegaan iyo dowlad toona.

Waan ku gacan saydhay kolkii aan fahmay inuu hinaa'se iyo xanuun mabda' ka yimi Xisbiga Waddani oo xulufo is bahaysi siyaasadeed wadaag horree u tiis-qaadday sidaaJeegaanta'' Lagu xumaynayo Xirsi X Cali lasoo dirtay.''

Isku soo wada duubo hadday beeshaBurcoBariiyoBurco galbeedka midowbi karaan mashaaric horumarineed jaaliyadahu wax qabad bulsho wa guul iyo dan-wadaag laakiin wixii kale waa gef iyo khaladad Xisbiga Waddani guuldarro siyaasadeed kala kulmi doono iyo iska horkeen furida beesha Bariga Burco.


Cali C/laahi Ismaciil Dheeg
Newport, Wales, UK



Bidvertise


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
Halkan Ka Daawo: Shirkad Cusub oo Lagu Magacaabo Tijaaro oo Wadanka China Lagaga Furay Iyado Kuu Fududeynaysa Ganacsigaaga Iyo Ganacsiga CHINA
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Iyo Guddida Guud ee Beelweynta Habar Jeclo oo Sheegay INaanay Ogolaan Doonin Dadka Shirarka MIdnimo Iyo Kuwa Dhalinyarada Ku Baaqaya
Halkan Ka Daawo:DUCMANTERY Xiiso Badan Oo Ku Saabsan Gurigii Lagaga Dhawaaqay Gooni Isu Taaga Jamhuuriyada Soamaliland Sanadkii 1991
Halkan Ka Daawo: Fanaanka Weyn ee Cabdijabaar Al Khaliiji oo Hees Cusub oo Loogu Talo Galay 18 MAY Hadda Daawaha Ka Soo Rogay Heestan oo Loogu Magac Daray ( DHARAAR WEEYE SUNTAN)
Halkan Ka Daawo : Warbixin Dhismaha Wadada Sanaag Iyo Togdheer Oo Wakhtigan Bulshadu Si Weyn Ugu Raysatay Dadka Ku Safra Wadada Iyo Bulshada Degaanadaasi Oo Si Weyn U Mahadiyay Mashruuca Guuleystay Ee Wadadaasi
Halkan Ka Daawo: Jaaliyada Habar jeclo Iyo Subeer Awal oo Kulan London Iskugu Yimi Kaga Tashanayaan Sidi Hawlaha Xisbiga KULMIYE Loo Dardar Gelin Laha
Halkan Ka Daawo:Gudoomiyaha Degmada DHOQOSHEY Oo Ka Warbixiyay Mashaariic Horumarineed Oo Xukuumadu Ka Wado Degmada Dhoqoshey+Muxuu Ka Yidhi 18ka MAY Ee La Joojiyay
HALKAN KA DAAWO: QOYSAS ROOBAB KA DA AY GOBALKA SANAAG XOOLIII ABAARAHA UGA HADHAY KA MADHIYEEN IYAGA OO XAALAD ADAG OO DHANKA NOLOSHA KU JIRA UNA BAAHAN TAAKULO
Halkan Ka Daawo:Warbixin Laga Diyaariyay Raxmaadka Eebe Ee Ka Da,ay Inta U Dhaxaysa Degmooyinka Garadag Iyo Ceel Afweyn Ee Gobolka SANAAG
WAREYSIYO