Friday December 15th, 2017
Burcoonline
Telesom
freee space
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Ayaale siciidow cagta hoosteeda nalagama soo saarine ! Annagaa kulmiye iyo cidaad sheegaysaba cagta hoosteeda ka soo saarnay!! daliilna waakan!! Dr.khadar-Libaaxley.

0
Saturday June 17, 2017 - 12:17:42 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 192
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ayaale siciidow cagta hoosteeda nalagama soo saarine ! Annagaa kulmiye iyo cidaad sheegaysaba cagta hoosteeda ka soo saarnay!! daliilna waakan!! Dr.khadar-Libaaxley.

    Ayaanlow hadii aad ayaan leedahay ama garasho dheer ama ahlul kheyr tahay adiyo qoomkaagu waxa aad garan lahayd qiimaha bisha ugu khayr badan bilaha sanadka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ayaanlow hadii aad ayaan leedahay ama garasho dheer ama ahlul kheyr tahay adiyo qoomkaagu waxa aad garan lahayd qiimaha bisha ugu khayr badan bilaha sanadka

Kirin kiiskii iyo jeentii baad ku xanfaraysaaye

 

Keeb la yuurar weeyaan wakhtigu kaashifiin dila e’

 

Kada loob lugaha diidayee kabaha doon doonay

 

Kala kaan markaad u gashataad ku kufi doontaa !!

 

Murtidii abwaan halbeeg.

 

Ayaanlow hadii aad ayaan leedahay ama garasho dheer ama ahlul kheyr tahay adiyo qoomkaagu waxa aad garan lahayd qiimaha bisha ugu khayr badan bilaha sanadka, oo ay u sii fadli badantahay (10 kan u dambeeye laylatul qadrigu ku jiro ) hadii la odhan la haa shaydaan baa duufsaday; ( siday diintu noo sheegtay shaydana la xidh-xidh; hayeeshee xumo iyo same nin waliba sinjigii buu hadlaa suurad uu yahayba , hurdiyo waxaad moogtahaa badan !!).

 

 

1. Waxaad tidhi : habar -jeclo ayaa idinka soo saartay cagtii aad ku hoos jirteen oo idin xoraysay !!.

 

2. Waxa aan ku idhi : xisbiga kulmiye iyo habar jeclo oo ilaa 1960 kuu kursi u oomaneyd oo geed dheer iyo mid gaaban ba u kortay oo soo qaban weyday ( idanka illaahay iyo doonistiisa ka dib annagaa guuleynay oo ku fadhiisinay kursiga, oo ka furfurnay ciilkiiyo diilalyadii ku gaaxday sababtuna ay tahay madaxweyne ku xigeenk c/raxmaan saylici oo kaashanaya hibo looxa ugu taal , burjigiisa qaalibka ah iyo deeq alloon laciifayn).

 

waxa daliil u ah taas :-

 

1. xisbiga kulmiye markii uu ururka ka soo gudbay ee uu xisbiga buuxa noqday degmada kaliya dalka oo dhan uu xisbiga kulmiye ( mayor ka noqday waxa ay ahayd deg. Baki ).

 

2. xisbiga kulmiye doorashadii ugu horaysay ee uu u oday madaxweyne axmed siilaanyo waxa la sharaxnaa mujaahid c/raxmaan aw cali faarax; xisbigu ma soo hoynin himiladii iyo guushii uu filaayey oo uu dhacay doorkaas.

 

3. wareegii xigay madaxweyne axmed siilaanyo waxa la sharaxnaa c/raxmaan c/lahi ismacil saylici; xisbigu guushii iyo himiladii uu filayey kaalin sare ayuu ka gaadhay.

 

4. xigbiga kulmiye (4 jeer ayuu shirweyne iyo shirar madaxnimo loogu dhex tartamaayo galay intaba shakhsiga kaliya ee tartanka galay waxa uu ahaa c/raxmaan saylici rabina uma darneyn ee guusha uu raacinaayey; xataa axmed siilaanyo iyo muuse biixi toona tartan xisbiga dhexdiisa ah may soo marin !! taariikhda marka aad dib u milicsato si lafo gur leh, shakhsiga sinyaalaha iyo fooska wata ee libinta calankeedu saarnaa in uu yahay mudane c/raxmaan saylici !!.)

 

Ayaanlow marka aad leedahay (OLF baa xeebta saylac ka soo baxday ) ma gobolkaaga ayaad wax yeeshay ? Ma qarankaad wax yeeshay ? mise qof baad wax yeeshay? Miyaanad u baahneyn in aad rabi barido in qiyaasta iyo fahamka uu kuu kordhiyo ?!.

 

 

Gabagabo :

 

Ayaanlow hadii aan yarahay adaan kugu faanayaa oo badan !! hadii aan badanahay adaan kuu badanahay oon ku badhi taarayaa !! xumo iyo xiqdi ha guntan, dadka iyo deegaanku waa mid, guusha aad gaadho waa guushayda, guusha aan gaadho waa guushaada; caka dhig calooshana u sheeg; ( geestii la geeyaba reer Awdal iyo Salal waa mid aan labo lahayn, ciyaar fudud oo si qalbi furan wax u kala riixasho ah oon lafta la jabinayn ayaa kaliya jirta, sirtuna waa fahmada iyo in fikir dheeriya lagu daro ciyaarta !! lama kala guurayo oo lama goynayo dadku waxa uu isku yahay oo wax-walba ka weyn , xisbiyada siyaasadu waa garamo ciyaareed kala duwan oo dadku kala xidhan yahay, garamo ciyaareedka la kala xidhanyahay waxa ka weyn oo hortoodna soo jirtay wada dhalashada iyo wax isku ahaanshaha dadka iyo deegaanka oo u baahan masuuliyadeedii , tixgalinteedii iyo ixtiraamkeedii )

 

Odayada marba midi warbaahinta soo fadhiisanaya waxaan leeyahay ( xuseen iidle barkhadle iyo sacad daahir cige ) waa ina madiinii ee u miyiriya ; qiime ku filan maaha sida xaalku yahay intaa in leeg in la sii buun buuniyo oo xaalad murugsan laga dhigo dadkana dhagaha laga wasakheeyo.

Da’da iyo cirada qiime u yeela wax wanaagsan iyo midnimo bulsho ha la idinka dhaxlo.

 

 

 

Dr.khadar -Libaaxley

dr.khadar05@gmail.com

gargorey4@gmail.com

Regional political analysts

 

 

 

 

 

 

 

 




Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
WAREYSIYO