Monday August 21st, 2017
Burcoonline
Telesom
Eurosomtravel
Somali Flags
eurosomtravel.com/

dadka reer Soomaalilaan. Waxaan halkan idin kula wadaagayaa shan qodob oo aan u arko inaanay munaasib ku ahayn nidaamka dublamaasiyadeed Soomaalilaan

0
Saturday June 17, 2017 - 16:49:06 in Maqaallo by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 230
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    dadka reer Soomaalilaan. Waxaan halkan idin kula wadaagayaa shan qodob oo aan u arko inaanay munaasib ku ahayn nidaamka dublamaasiyadeed Soomaalilaan

    dadka reer Soomaalilaan. Waxaan halkan idin kula wadaagayaa shan qodob oo aan u arko inaanay munaasib ku ahayn nidaamka dublamaasiyadeed Soomaalilaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ama Vapor Smoking
dadka reer Soomaalilaan. Waxaan halkan idin kula wadaagayaa shan qodob oo aan u arko inaanay munaasib ku ahayn nidaamka dublamaasiyadeed Soomaalilaan Ramadaan Wanaagsan guud ahaan dadka reer Soomaalilaan. Waxaan halkan idin kula wadaagayaa shan qodob oo aan u arko inaanay munaasib ku ahayn nidaamka dublamaasiyadeed ee xafiiska Soomaalilaan ee Maraykanku uu ku fashilmay. 1. Xafiisku kuma yaallo Washington D.C. Waana meesha ugu munaasibsan marka loo eego baahideenna. 2. Xafiisku wuxuu adresska la wadaagaa Taxi Cab la yidhaahdo UNION CAB taas oo aad ka aragtaan sawrka iyo ciwaanka 3. Lacagta Wasaaradda Arrimaha Dibaddu ku bixisay Xafiiskan oo ah mid aad u badan waxa cad in la lunsaday maadaama aanu ku jirin adress uu leeyahay. 4. Safiir safiika Soomaalilaan ee USA ma deggana umana dhawa xafiiska 5. Majirto cid shaqaale ah oo illaa hadda ka hawl gasha 6. Dhismaha Taxi Cabka wuxuu kaga jiraa laba qol inta kalana waa sawir uu ina tusayo inuu isagu leeyahay waana been Waxaa ayaandarro weyn ah in 7-sanno si walba loo baadhay bulshadeenna tabaalaysan oo aan wax sharaf iyo milgo ah midna loo reebin. 7-sanno USA wax xidhiidh ah oo la taaban karayo kumaynaan soo kordhin sababtoo ah majirto cid isku hawshay oo u dhaqaaqday. Wasaaradda arrimaha Dibaddu waxay isu baddashay Wasaaraddii Ganacsiga iyo Maalgashiga waxaana intii xukuumaddani jirtay meesha ka baxay ictiraaf raadintii. Waxaa ceeb inoogu filan inaynu 2017 in xafiiskeennii USA uu yahay meel aan shaqayn guulina ka muuqan.
Bidvertise


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
Halkan Ka Daawo: Shirkad Cusub oo Lagu Magacaabo Tijaaro oo Wadanka China Lagaga Furay Iyado Kuu Fududeynaysa Ganacsigaaga Iyo Ganacsiga CHINA
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Iyo Guddida Guud ee Beelweynta Habar Jeclo oo Sheegay INaanay Ogolaan Doonin Dadka Shirarka MIdnimo Iyo Kuwa Dhalinyarada Ku Baaqaya
Halkan Ka Daawo:DUCMANTERY Xiiso Badan Oo Ku Saabsan Gurigii Lagaga Dhawaaqay Gooni Isu Taaga Jamhuuriyada Soamaliland Sanadkii 1991
Halkan Ka Daawo: Fanaanka Weyn ee Cabdijabaar Al Khaliiji oo Hees Cusub oo Loogu Talo Galay 18 MAY Hadda Daawaha Ka Soo Rogay Heestan oo Loogu Magac Daray ( DHARAAR WEEYE SUNTAN)
Halkan Ka Daawo : Warbixin Dhismaha Wadada Sanaag Iyo Togdheer Oo Wakhtigan Bulshadu Si Weyn Ugu Raysatay Dadka Ku Safra Wadada Iyo Bulshada Degaanadaasi Oo Si Weyn U Mahadiyay Mashruuca Guuleystay Ee Wadadaasi
WAREYSIYO