Monday May 21st, 2018
Burcoonline
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Halkan Ka Daawo:Maamulka Putland Oo Maleeshiyad Ciidamo Ah Ku Soo Daabulaya Magaalada Buhoodle Iyo Heshiiskii Dhexmaray Somaliland Iyo Khaatumo Oo Meel Maray Iyo Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Heegan Galay

1
Monday June 19, 2017 - 10:19:15 in Wararka by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 2947
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkan Ka Daawo:Maamulka Putland Oo Maleeshiyad Ciidamo Ah Ku Soo Daabulaya Magaalada Buhoodle Iyo Heshiiskii Dhexmaray Somaliland Iyo Khaatumo Oo Meel Maray Iyo Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Heegan Galay

    Halkan Ka Daawo:Maamulka Putland Oo Maleeshiyad Ciidamo Ah Ku Soo Daabulaya Magaalada Buhoodle Iyo Heshiiskii Dhexmaray Somaliland Iyo Khaatumo Oo Meel Maray Iyo Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Heegan Galay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan Ka Daawo:Maamulka Putland Oo Maleeshiyad Ciidamo Ah Ku Soo Daabulaya Magaalada Buhoodle Iyo Heshiiskii Dhexmaray Somaliland Iyo Khaatumo Oo Meel Maray Iyo Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Heegan Galay




Wararka laga helaayo magaalada buhoodle ayaa waxay sheegayaan in xisaad sansaan dagaalleh ay ka taagan tahay magaalada Buuhoodle, waxaana halkaas kasoo cusboonaadey xiisado siyaasadeed oo kala jaho ah


Waxaana wararku sheegayaan in ciidamado Maleeshiyaad ah oo ay hubaysay maamulka Puntland ay isku urursanayaan duleedka magaalada Buuhoodle gaar ahaana deegaan lagu magacaabo Soojeede oo 40 -km u jira magaalada Buuhoodle, Waxaana ciidamadan ay maamulka Puntland hubaynayso ayaa doonaya sida naloo sheegay inay awood kula wareegaan magaalada Buuhoodle,iyaga oo sidoo kale Prof Cali Khaliif Galaydh u diiday inuu dib uso galo magaalada Buuhoodle,waxaana ciidankan maleeshiyaadka ah ay ku qoryo urursanayaan sida naloo sheegay deegaanadaasi.



Ciidamadan Maleeshiyaadka ah ayaa waxay kasoo horjeedaan heshiiskii Shanta qodob ka koobnaa ee ay Dorraad kala saxeexdeen dawlada Somaliland iyo kooxda Khaatumo oo uu hogaaminayo horjoogaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh, Sidoo kalena ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugan jiida hore ee Buuhoodle ayaa iyaguna dhankooda heegan iyo difaac adag galay,waxaana ay ciidamada Qaranka Somaliland diyaar u yihiin hadh iyo habeenba ilaalinta xuduudaha Somaliland.


Magaalada Buuhoodle ayaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq ciidan xaaladeeduna way kacsan tahay,waxaana laga cabsi qabaa in halkaasi dagaal ku dhex maro ciidamada Qaranka Somaliland ee xuduudaha Somaliland ilaalinaya iyo ciidamadan Maleeshiyaadka ah ee ay maamulka Puntland soo hubaysay.

 


Bidvertise..

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
WAREYSIYO