Monday August 21st, 2017
Burcoonline
Telesom
Eurosomtravel
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Gudoomiye Ramaax Oo Kala Qoqob Ku Sameeyay Xisbiga KULMIYE Iyo Beelaha Bariga Burco, Arrin Lafjab Ah Oo Uu Ku Kacay Iyo Xildhibaano Cadho Ka Muujiyay.

0
Monday June 19, 2017 - 13:20:16 in Wararka
  • Visits: 873
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Ramaax Oo Kala Qoqob Ku Sameeyay Xisbiga KULMIYE Iyo Beelaha Bariga Burco, Arrin Lafjab Ah Oo Uu Ku Kacay Iyo Xildhibaano Cadho Ka Muujiyay.

    Gudoomiye Ramaax Oo Kala Qoqob Ku Sameeyay Xisbiga KULMIYE Iyo Beelaha Bariga Burco, Arrin Lafjab Ah Oo Uu Ku Kacay Iyo Xildhibaano Cadho Ka Muujiyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ama Vapor Smoking
Gudoomiye Ramaax Oo Kala Qoqob Ku Sameeyay Xisbiga KULMIYE Iyo Beelaha Bariga Burco, Arrin Lafjab Ah Oo Uu Ku Kacay Iyo Xildhibaano Cadho Ka Muujiyay.
Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamud Cali Saleeban Ramaax oo kulan la yeeshay goalaha degaanka degmada burco ayaa la sheegay inuu halkaas kaga tiraabey weedho kala irdheynaaya xisbiga KULMIYE iyo beelo kasoo jeeda bariga burco.
Xogaha aan ka helayno kulankaas ayaa tibaaxay in gudoomiye ramaax uu beeelaha cibiraaan iyo reer raage ku tilmaamey kuwo aan dawlada somaliland u tirsneyn isagoo ku edeeyay iney mucaarad yihiin isla markaana ka tirsan yihiin xisbiga WADDANI
"Beelaha cibraan iyo reer raage xukumadda somaliland iyo xisbiga kulmiye uma tirsana, meeshay doonaan ha maraan”ayuu yidhi gudoomiye ramaax.
Intaa ka bacdina waxaa la sheegay in ay arrintaas cadho ka muujiyeen xildhibaano ka tirsan golaha degaanka degmada burco kuwaas oo gudoomiye ramaax ku canaantay inuu kala qoqobaayo beelaha bariga burco oo ay sheegeen iney u mideysan yihiin taageerida ay u hayaan xisbiga KULMIYE iyo xukumadda somaliland
Xildhibaan Nuux Maxamed Xuseen Iyo Xildhibaan Cali Bare oo hadalka isaga dambeeyay ayaa gudoomiye ramaax ku eddeeyay isagoo masuul dawladeed ah inuu kala irdheynaayo beelaha somaliland iyo xisbiga KULMIYE.
Si Kastaba ha ahaatee gudoomiye maxamuud cali saleebaan ramaax ayaa ah masuul ka aradan habla-dhaqanka shacabka, waxaanu inta badan ku kacaa falal aan laasim ku aheyn hanaanka dawladnimo.


Bidvertise


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
Halkan Ka Daawo: Shirkad Cusub oo Lagu Magacaabo Tijaaro oo Wadanka China Lagaga Furay Iyado Kuu Fududeynaysa Ganacsigaaga Iyo Ganacsiga CHINA
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Iyo Guddida Guud ee Beelweynta Habar Jeclo oo Sheegay INaanay Ogolaan Doonin Dadka Shirarka MIdnimo Iyo Kuwa Dhalinyarada Ku Baaqaya
Halkan Ka Daawo:DUCMANTERY Xiiso Badan Oo Ku Saabsan Gurigii Lagaga Dhawaaqay Gooni Isu Taaga Jamhuuriyada Soamaliland Sanadkii 1991
Halkan Ka Daawo: Fanaanka Weyn ee Cabdijabaar Al Khaliiji oo Hees Cusub oo Loogu Talo Galay 18 MAY Hadda Daawaha Ka Soo Rogay Heestan oo Loogu Magac Daray ( DHARAAR WEEYE SUNTAN)
Halkan Ka Daawo : Warbixin Dhismaha Wadada Sanaag Iyo Togdheer Oo Wakhtigan Bulshadu Si Weyn Ugu Raysatay Dadka Ku Safra Wadada Iyo Bulshada Degaanadaasi Oo Si Weyn U Mahadiyay Mashruuca Guuleystay Ee Wadadaasi
WAREYSIYO