Friday May 25th, 2018
Burcoonline
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Halkan Ka Daawo:Sawiro Maxamed Cali Xasan Maxamed Oo In Muda Xaalada Caafimad Ugu Maqnaa Dalka Dibidisa Ayaa Dalka Lagu Soo Dhaweeyey

0
Monday June 19, 2017 - 18:20:41 in Wararka by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 943
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Halkan Ka Daawo:Sawiro Maxamed Cali Xasan Maxamed Oo In Muda Xaalada Caafimad Ugu Maqnaa Dalka Dibidisa Ayaa Dalka Lagu Soo Dhaweeyey

    Halkan Ka Daawo:Sawiro Maxamed Cali Xasan Maxamed Oo In Muda Xaalada Caafimad Ugu Maqnaa Dalka Dibidisa Ayaa Dalka Lagu Soo Dhaweeyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan Ka Daawo:Sawiro Maxamed Cali Xasan Maxamed Oo In Muda Xaalada Caafimad Ugu Maqnaa Dalka Dibidisa Ayaa Dalka Lagu Soo Dhaweeyey

Maxamed Cali Xasan Iyo Sagal Cabi Xasan Oo Ah Laba Caruuro Oo Ilmaadeera Isla Markaasi Uu Udhalay Wiilka Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud,Gaadiidka Iyo Guryeynta Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed Oo Xaalad Caafimaad In Muddo Ah Ugu Maqnaa Dalka Dibadiisa Ayaa Maanta Siweyn Loogu Soo DhaweeyeyGaroonka Diyaaradaha Ee Cigaal International Airport Ee Magaalada HargaysaMaxamed Cali Oo Walaashii Sagal Cabdi Xasan Kali Usaartay Ayaa Lagu Guulaystay Qaliinka Lagu Sameeyey Labadoobaba, Islamarkaasina Ay Hada Wanaagsantahay Xaaladooda Caafimaad Waxaana Soo Dhaweynooda Ka Qayb Qaatay Siyaasitiin,Cuqaal ,Waxgarad Iyo Haween.



 

 

Image may contain: 1 person, smiling

Image may contain: 8 people, people smiling, people standing

Image may contain: 2 people, people smiling, sunglassesImage may contain: 9 people, people smiling, people standing, wedding and outdoorImage may contain: 5 people, people smiling, people standingImage may contain: 5 people, people smiling, outdoorImage may contain: 3 people, people standing, wedding, beard and outdoorImage may contain: 3 people, people smiling, people standing and beardImage may contain: 3 people, people smiling, people standing and beardImage may contain: 4 people, people smiling

Image may contain: 2 people, people smiling, sunglasses

 

 
Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
WAREYSIYO