Friday December 15th, 2017
Burcoonline
Telesom
freee space
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Hilbo wada dhashiyo Hayb qudhaa tihiin" Qalinkii CabdiSatar Sabri.

0
Monday June 19, 2017 - 22:00:52 in Maqaallo by
  • Visits: 378
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hilbo wada dhashiyo Hayb qudhaa tihiin" Qalinkii CabdiSatar Sabri.

    Hilbo wada dhashiyo Hayb qudhaa tihiin" Qalinkii CabdiSatar Sabri.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hilbo wada dhashiyo Hayb qudhaa tihiin" Qalinkii CabdiSatar Sabri. Sagal Waa Gabadh dhiiran oo dunteeda eebe nasabnimo ka beeray, dadnimo lagu barbaarshay , samafal Bani'aadanimo midkii ugu heerka sareeyay Samaysay, waxay hurtay labadeeda kelyood keli, kamida waxay uhibaysay indrkeed oo u ildaran xanuun xaga kelyaha ah , una baahan keli qofkale in uu helo si uu aduunyada korkeeda hadii eebeidmo ugu Sii noolaado,

Marka xaalad caafimaad darro timaado, tan oo kalena dhacdo jiif iyo sara joog qofna ma lado,
Sagal waxay u badheedhay in ay xaalayso xaaladda inankooda markii dhawr qof oo ku yaboohay in ay kelyodooda uhuraan ay suurto geliwayday,

Maxamed oo ka walaacsan aayahiisa nolosha caafimaad ahaan, ayaa Waxaa wax waliba isbedeleen markii Sagal ay keliyaheeda la baadhay lana sheegay in ay uqalanto in ay kelli kamida usaari karto maxamed oo kusugan cisbitaal.kuyaal dalka hindiya.

Intii hawshaas lagu jiray Waxaa soo wajahday qoyskan xasarad ka hor imanaysa in Sagal ay caawiso walaalkeed Waana sababta kor uqaaday in laga wada warhelo labadan dhalinyarada ah ee isgarabgalay oo iscaawiyay .

Sagal go'aanka ay ku caawisay maxamed oo ku koobnaa shikhsiyan keligeed waxaa uu ahaa Mid loo riyaaqay shacabka Somaliland oo idilna ugu wada duceeyeen sababta kale ee xaaladan buunbuunisay ayaa waxaa la odhankaraa waxaa weeye qoyska ay labadan caruuri kasoo jeedaan oo ah qoys siwayn looga yagaan Gobolka togdheer si kale hadii loo dhigo maxamed aabihii waa wasiirka wasaaradda hawlaha guud iyo Guryaynta Mudane Cali mareexaan waxaana u laftigiisu leeyahay cadaw badan oo dhanka siyaasada ah waxaanuu qayb kahaa magaciisu waxayaabaha horseedka kahaa in lagu warwargeliyo Dhibka soo foodsaaratay balse waxba umuunoqon oo hiil rabaaniya ayuu helay

Qaliinkaas markii lagu guulaystay Waxaa dhacday in ay nasiino caafimaad galaan labadan is taageeray ee rabina garabgalay

Sagal iyo Maxamed maanta ayay hargaysa yimaadeen iyagoo faraxsan oo caafimaad ladashoonaya , Waxaa madaarka cigaal kusoo dhaweeyay bulsho aad ubadan oo ay horkacayaan Hooyo iyo Aabo halista xanuunkani si toos ah utaabtay gaar ahaan Maxamed labadiisa waalid
Maadaama Sagal aabaheed qorbaha jiro hooyadeedna ay beri hore geeriyootay

Dhalasho iyo xigtaba waa qofkaad dhiig iyo dhaxal wadaagtaan
Labadanna waa sidaas silamida
Sababtoo ah Waa laba lab iyo dhidig ah, Inan iyo Inan, labadooda waalid ayaa wada Dhashay oo labadooda Aabo ayaa walaalo ah , Maxamed Adeerkii waa Cabdi Xassan Maxamed , halka Sagal adeerkeedna yahay Cali Xasan Maxamed, Sagal iyo Maxamed waa ilmaadeerta Koobaad, marka haybta ay ku abtirsanno lagu sargooyo wax isku ahaanshahooda Waxaa intaa Sii dheer waa laba.tan iyo Caruur nimadoodii guri , iyo goob kusoo wada koray , haddeerna waa barbaar nolol sawrac iyo sumadba sheegan leh wadaaga
Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
WAREYSIYO