Saturday October 21st, 2017
Burcoonline
Telesom
freee space
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Subag weel ku daatey sina uma xumaado.by maxamed jeex

0
Friday August 04, 2017 - 19:54:23 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 125
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Subag weel ku daatey sina uma xumaado.by maxamed jeex

    Subag weel ku daatey sina uma xumaado.by maxamed jeex

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Subag weel ku daatey sina uma xumaado.by maxamed jeex

Waxaan ka qayb galey xafladii xil wareejinta ee wasiirkii hore ee xidhiidhka gollahyaasha ,cilmibaadhista &tignoolajiyada CALI XAAMUD JIBRIIL & wasiirka cusub ee lagu badaley oo ah ruug cadaa siyaasi ah mudane AXMED XAAJI DAAHIR CILMI.


Runtii waxay ahayd xaflad aad u qiima leh oo si fiican loo soo agaasimay waxa meeshaas ka dhacay kaftan aad u wanaagsan oo muujinaaya iney yihiin labo wasiir oo aad u wanaagsan ,Somalidu waxay tidhaahdaa hadalka nina si u yidhi nin si u qaaday

Anigu waxaan u arkaayey mid si qadarin leh u qabsoontey xafladaasi.



Markaan arkey sida loo soo buuxshay hoolka xaflada waxaan ogaaday iney ahaayeen labada wasiir kuwii ugu tunka weynaa gobolada awdal,salal & galbeelka gabiley taasina maaha mid markhaati cid looga doonaayo waayo? waxaa cadayn u ah sida dhamaan ay uga soo qayb galeen masuuliyiintii reer somaliland.


Maahmaah somali ayaa tidhaahda.Saddex uu Hoggaamiyuhu u baahan yahay: 1)Caqli. 2) Maal. 3) samir.intaaba wey leeyihiin labadan wasiir ee ka soo jeeda gobolada aan kor ku xusay magacooga.


Ex wasiir cali xaamud & wasiirka cusub axmed xaaji daahir waxay ka soo jedaan beelaha ugu balaadhan galbeedka somaliland dad ahaan & dhul ahaanba.


Guntii & gabagabdii

Xafladaa xilka lagula kala wareegaayey waxay ahayd mid muujineysa iney yihiin wasiiro tun waaweyn oo qiimo ku leh degaan kooda ,waana sobabta aan u leeyahay Subag weel ku daatey sina uma xumaado.

 

Alaa mahad leh

By maxamed jeex

Brussels belgium.

Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
WAREYSIYO