Monday December 11th, 2017
Burcoonline
Telesom
freee space
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Cabdiraxmaan Cirro Dood Ma diidin Balse Ma Laga Yaabaa Inuu ka maagay odayadan SNM Ee Dooda Waday Waa Cabdisataar Sabri

0
Friday August 04, 2017 - 20:48:52 in Maqaallo by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 531
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdiraxmaan Cirro Dood Ma diidin Balse Ma Laga Yaabaa Inuu ka maagay odayadan SNM Ee Dooda Waday Waa Cabdisataar Sabri

    Cabdiraxmaan Cirro Dood Ma diidin Balse Ma Laga Yaabaa Inuu ka maagay odayadan SNM Ee Dooda Waday Waa Cabdisataar Sabri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdiraxmaan Cirro Dood Ma diidin Balse Ma Laga Yaabaa Inuu ka maagay odayadan SNM Ee Dooda Waday Waa Cabdisataar Sabri

Cabdiraxmaan Cirro Dood Ma diidin Balse ma laga yaabaa inuu ka maagay odayadan SNM ee dooda waday / Cabdisataar Sabri

Horta wuxu dood Sadex nin ka dhaxaysa ayay ahayd barnaamijka Waxaa Maamulayay Soona Diyaariyay Odayada Madashada Wada Tashiga Ee madaxa banaan. Sidoo kale su'aalaha Waxaa Si toos ah u waydiinayay sida Warbaahintu Soo bandhigtay Proff Cabdisalaan Yaasiin iyo ummadii uu dooran lahayd madaxwaynaha, Mustaqbalka

Proff Cabdisalaan Yaasiin wuxuu Warbaahinta ucadeeyay inay isla Afgarteen Sadexda Xisbi iyo Sadexda Musharax in loo qabto sadex Dood wadaag oo Si siman


Isla markaana la isla qaatay wixii doodahaas aadexda ah kasoo baxana Shacabku ku kala Xulan doono Ninka qof waliba isleeyahay Ama uu ka dhex arko Danta guud ee Umadda inuu ilaalinayo .

Musharax Cabdiraxmaan Ciro ISNA wuxuu yidhi dood laygu soo Casuumay Majirto

Haddaba waydiintaydu waxay tahay
Proff CabdiSalaan Yaasiin , Maxamed Xaashi , Xasan Guure , oo iyagu inta badan dhaliila Maamulka Dalka iyo siyaaaadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Musharax Cabdiraxmaan Cirro Keebaynu Rumaysana ?

Se suurtagal matahay in ay musharaxna balamiyaan midna ay balaminwaayaan ?

Se wax caqliga Gelikara matahay oo iswaafaqaya hadalada Cabdiraxmaan Cirro ee ah
Layma Casuumin iyo meeshu xero Kulmiye ayay ahayd ?

Hadda ku darsoo Goobta lagu qabtay Dooda oo ah Hotel Guuleed sadexda Xisbi Xafiisyadooda ayaa kala jeeda oo xafiiskastaaba wuxuu ujiraa wax kayar Kun talaabo hotel Guuleed

Hadda kudarsoo hadii xatta ay kasoo qaybgalayaashu ubadnaayeen Kulmiye miyuu Cabdiraxmaan ilaaway in codka ugu badan ee uu rabaa yihiin taaggeerayaasha Kulmiye inuu kala soo hadho Muuse Biixi

Ileen Waakii xisbiga waddani lahaa Xaruntayada Kaanbaynku waa 26-June iyo Gabilay ye

Mise tolo Cabdiraxmaan wuxuu diiday SNM oo ragii aasaasay Ay dooda Hagayeen oo hanaaninayeen oo wuxuu ka dhex arkay Colooshooda Muuse Biixi oo jiifa hadday sababtu udiiday Ay tahay SNM xaqbuu ulaa inuu diido Cirro Kaqayb galka Doodaas waayo Isagu SNM muu ahayn oo kuma kalsoona ee cidkale hadh Cad ragga hadhex dhexaadiso

Tii xalayna Dood Laguma Sheegi karo balse Waxaa lagu sheegikaraa Wax iswaydiin madax iyo shicib sababtoo dhex taala , Waxaase dood noqonkara sadexda musharax oo sitoos ah isu buriya isu difaaca dareenka dadka kala halamsada ummaduna ay sitoos ah uga daawato Tv-yada , balse hargysa iyo boqolaal qof oo joogaa waxba ma door taan ee Umaddu meel ay ka aragto Sadexda Musharax hala soo taago

Waa Cabdisataar Sabri

Wa Billaahi Tawfiiq

Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
WAREYSIYO