Saturday October 21st, 2017
Burcoonline
Telesom
freee space
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Aftahanimo ayku lamaantahay aqoon iyo siyaasad iba furani waa astaamaha Afhayeen xuseen Adan Cige (Deyr) Qalinkii Cabdiqani Baylood.

0
Saturday August 05, 2017 - 17:01:56 in Maqaallo by
  • Visits: 153
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aftahanimo ayku lamaantahay aqoon iyo siyaasad iba furani waa astaamaha Afhayeen xuseen Adan Cige (Deyr) Qalinkii Cabdiqani Baylood.

    Aftahanimo ayku lamaantahay aqoon iyo siyaasad iba furani waa astaamaha Afhayeen xuseen Adan Cige (Deyr) Qalinkii Cabdiqani Baylood.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aftahanimo ayku lamaantahay aqoon iyo siyaasad iba furani waa astaamaha Afhayeen xuseen Adan Cige (Deyr) Qalinkii Cabdiqani Baylood. Afhayeenka wasaaradda maxadax-tooyadda somaliland xuseen aadan cige (Deyr) waa masuul ku suntan hawlkarnimo iyo hagarli sidokale waa shiqsi ay bulshada reer somaliland qireen inuu uhagar baxay hanaanka shaqo iyo hawlaha Qaran ee loo igmaday afhayeen xuseen Adan Cige (deyr) ayaa saaxadda siyaasadda somaliland kasoo dhexmuuqday tan iyo intii ay xukuumadda madaxweyne siilaanyo talada dalka haysey isagoo ugu horaynba loomagacaabay afhayeen ka wasaaradda madaxtooyada somaliland sidookalena soo noqday wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo maalgashiga caalamiga islamarkaana markale madaxweynaha Qarankani u ig maday inuu noqdo afhayeen ka xukuumaddiisa afhayeen Deyr 


waxala odhankaraa waxa uu ka mid yahay ardayda qalin jebiska ka ah jaamacadda siyaasadda ee madaxweyne siilaanyo waxa na xaqiiq ah inay jiraan astaamo badan oo eebe ku manaystay kana mid yihiin aftahanimo aqoon ku taxaluqsan 

islamarkaana uulayimi siyaasad ugub ah oo iba furan taasina ay sabab utahay inuu mar kiiba kasoo dhexmudho siyaasadda somaliland soona jiito indhaha shacabka reer somaliland kuna sifeeyaan shiqsi damqasho wadaninimo leh una dareen nugul duruufaha iyo danaha bulshadiisa Aftahanimada aqoonta salka ku Haysa iyo balaaqaddu waa qayb ka mida hibooyinka eebbe bixiyo waxayna qayb muhiim ah ka qaatan xidhiidhka udhexeeya masuulka iyo bulshadiisa waana astaamaha uu ku sifoobey afhayeen xuseen adan cige (dayr ) 

 Afhayeen Deyr waa shiqsi ku suntan ka shaqaynta Danta guud iyo dareenka bulshadiisa waana masuul ka madhan danaysi shiqsi ah waxaanu bulshadiisa si xaqiiq ah ugu muujiyey inuu Diyaar uyahay islamarkaana si Hagar li ah ugudan doono shaqo kasta oo qarankani u igmado Waxaana lama ilaawaan ah qudbadii quulba dadweynaha reer somaliland ka qiiraysiisay ee uu jeediyey waqtigii uu wareejinaayey xilka wasaaradda ganacsiga iyo maalgashiga caalimiga ah qudbadaasi oo ahayd mid ay ka muuqatey bisayl siyaasadeed iyo damqasho wadaninimo oo bulshada wax badan uxaqiijisay iyada oo udhignayd sidatan 

 Waxa aan madaxweynaha jamuuriyadda Somaliland mundane Ahmed maxamed maxamuud siilaanyo si mug iyo maamuusleh uga Mahad celinayaa kalsoonida uu isiiyey ee uu mar kale igu soo celiyey afhayeenka madaxtooyada Mudanayaal iyo marwooyin waxaad lasocotaan in mudo gaaban gudeheed la iga bedeley wasaaradda ganacsiga iyo maalgashiga isla markaana la igu soo celiyey 

afhayeenka xafiiska madaxtooyadda j somaliland taas macnaheedu maaha casilaad AMA hoos udhigid aniguna sidaas uma arko dhinacakale bedelkaygu salka kuma hayo saluug xilgudasho la aan ama dhaliilo xagayga ka jira lkn duruufaha siyaasiga ah ee ka jira dalkeenu waxay ubaahanyihiin inlamaareeyo waxayna ubaahanyihiin tanaasul iyo dulqaad hadii ay lagama maarmaan noqoto in adiga lagugu ciiro taasina ay ku jirto danta guud ee 

qaran keenu dabcan waxaa lagama maarmaan ah inaad muujiso bisayl iyo go aan qaadasho siyaasi ah oo aad dan wadareedeena guud kaga horarinayso danta adiga kuu khaaska ah iyo hadafka siyaasiga ah ee aad leedahay mudanayaal iyo marwooyin hadafka iyo hamiga siyaasiga ah ee Aniga ihagaa kuma salaysna kursidoon iyo kala jeclaysi aan ku kala xulanayo 

masuuladaha qarankani madaxweynuhu isaga hore iigu magacaabay inaan noqdo af hayeenka madaxtooyadda isagaana iigartay inaan noqdo wasiirka ganacsiga iyo maalgashiga haatanna latashi iyo tala gelin uu ila yeeshay kadib isagaa ISO jeediyey inaan dulqaato isagaana lagama maarmaan u arkay inaan noqdo afhayeen kiisa oo aan marlabaad kusoo noqdo xarunta madaxtooyadda oo ah halbowlaha umihiimsan ee laga hago hawlaha baaxadda leh ee qarankan Anna waan ku qancay inaan dantanta qarankan iyo danta dadkatga marwalba horaysiiyo isla markaana ta aan dib uhakiyaa ay noqoto dantayda shiqsiga ah anigo eegaya duruufaha dadkayga iyo dalkayga
Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
WAREYSIYO