Tuesday August 22nd, 2017
Burcoonline
Telesom
Eurosomtravel
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Xildhibaan Saleebaan Cali Koore Muxuu yahay ee Kulmiye yeelikaraa Qalinkii Cabdisataar Sabri

0
Monday August 07, 2017 - 01:02:54 in Maqaallo by
  • Visits: 182
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Saleebaan Cali Koore Muxuu yahay ee Kulmiye yeelikaraa Qalinkii Cabdisataar Sabri

    Xildhibaan Saleebaan Cali Koore Muxuu yahay ee Kulmiye yeelikaraa Qalinkii Cabdisataar Sabri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ama Vapor Smoking
Xildhibaan Saleebaan Cali Koore Muxuu yahay ee Kulmiye yeelikaraa Qalinkii Cabdisataar Sabri

"Waxaan ubateeyaba tolkay ooda soo jabi"

Xildhibaan Saleebaan Cali koore wuxuu katirsanaa Ciidanka Xooga dalka soomaaliyeed
Markii jabhaduhu dalka Qabsadeen, wuxuu ahaa ninkii ugu da'da yara Odayadii Xeer beegtida ahaa ee Saraakiishii SNM ku qaabilay gobolka Sool gaar ahaan agagaar Yagoori

Wuxuu kaalin horaad kaga jiray dadkii Nabadda jiidaha bariga horseedka kahaa wuxuu markale ahaa dadka si Cilmiyaysan ee Caqliyaysan u aaminsanaa inuu yahay Reer woqooyi Kadibna Maamulkii SNM lagalay Heshiiska Nabadeed iyo in Dadka iyo Dalka Laysku hayo lagana dhayo hadimooyinkii Kacaanku dhex dhigay


Marka uu Go'aamadaas iyo hawllahaas ka gaybgelayo Hadda Saleebaan Sodon sanno waa jiray ama majirin lknse Caaqil Buu ahaa wadciga fahmay, oo aan daah saarnayn wuxuu rabo iyo halka uu uwado ummaduu ka dhashay
Taariikh ahaan Aabihii ama Awaawgii waa ragii Sida gaarka ah ingiriisku maragga uga dhigtay ee goobjooga ka ahaa Meel marintii lagu calaamadinayay Soohdinta kala qaybisa Somaliya iyo Somaliland. Ileen dhulkaas isaaq madegee

Labaatan iyo lix sanno oo Somaliland ahayd dal umadaxbanaan Gobonimadeeda iyo maamulkeeda wuxuu kaalin muuqata ka galay ama kaga jiray wax kasta oo Somaliland uqabsoomay ,
Wuxuu Xukuumadihii Madaxweyne Cigaal kasoo qabtay xilal badan oo wasiirnimo lahaa

Xukuumadihii kadanbeeyayna wuu lasoo shaqeeyay ilaaa maanta
Somaliland maalmihii ugu adkaa ee Beesha Isaaq is cunaysay ee deelqaafka iyo kibirka daydaygu jiray ayuu ka bixi waayay ama kategiwaayay Hargysa markaa suurta gal maaha in Weriyayaal aan ku barbaarin ama aan isku hawlin helidda taariikhda iyo sooyaalka ragooda sheegan ay maanta Si toos ah shakki ugeliyaan wixii uu Mabda ahaan aaminsanaa
Saleebaan Cali Koore kumuu sifoobin nin isburiya oo isbeeniya balse wuxuu ogyahay oo kashaqaynayaa In siyaasada gudaha wadanka LA xoojiyo lasugo xuduudaha beesha harti la Wada soomaalilaaneeyo Si aqoonsi Aduunku usiiyo jamhuuriyada waayo wuxuu dareemayaa in nabadaynta iyo helida Dhulbahante iyo warsangeli ka horayso Ictiraaf Debedeed

Saleebaan wuxuu wado wuxuu ismaqiiqo wuxuu halis ku sigto wuxuu afxumo isku daydil waxkastaba kala kulmo reer tolkiii oo muddo dheer Somaliland Cunaha udhaafi wayday oo kadegiwayday ISNA uu Sabaalo iyo samir ku sugayay rajada Saadaasha guushu rabo

Maanta wuxuu joogaaye Xili uu Dadkiisii iyo dhulkiisii ba nabad yahay Somaliland yahay maanta wuu kala horikarila'yahay shacabkiisa Hargysa kusoo qulqulaya jaamacadaha isqoraya garaad kooda korinaya dadkay wax lalahaayeen Dhexda ugeleya

Inkastoo taariikhdaas iyo halgankaas ay jiraaan rag lawadaaga haddana xildhibaanku waa geesi badheedhihiisa dhiibta runtana sidiisaba ku dhaw,

Maanta dhulka fidsan ee uu ku goodiyayo Farahooda iyo codkooda Si fudud kuma iman
Waxay ku timi Karti iyo dadaal isqancin iyo dood waayo badan lagu lagu kala kacay balse maanta guul Wayn laga gaadhay iyo Isfahan Taariikhiya
Saleebaan marka uu ku faanayo deegaankiisa wuxuu ka duulayaa maansadii Abwaan Cali Sugulle ...........

Dirac keli ahaantii
Daleel guusha kama helo
dadkaa geesi lagu yahay

Maanta Ninkaasi waa Xaqiiq jirta Xisbiga Kulmiye ee Talada Somaliland hayaa iyagaa ubaahan in ay ku faro adaygaaan Xildhibaan Saleebaan Cali Koore iyo garbihiisa xoogan ee ay haybta wadaagaan hadii kale Xisbiyadu Kulmiye uma Xidhna

Gudoomiyaha Cusub ee Golaha wakiilada Baashe haduu ku yimi Maslaxda siyaasadeed waxaan filayaa inuu Caqarigii Cali Khaliif galaydh Hurdo fiican lac oo dhanayo kaynta hawdkee hamashkaa ahayd
Gabagabadii Xildhibaan Saleebaan Cali Koore xaalkiisu maanta kalkuu marayaa Waxaa weeye sidatan

"Waxaan ubateeyaba tolkay ooda soo jabi"

Bidvertise


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
Halkan Ka Daawo: Shirkad Cusub oo Lagu Magacaabo Tijaaro oo Wadanka China Lagaga Furay Iyado Kuu Fududeynaysa Ganacsigaaga Iyo Ganacsiga CHINA
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Iyo Guddida Guud ee Beelweynta Habar Jeclo oo Sheegay INaanay Ogolaan Doonin Dadka Shirarka MIdnimo Iyo Kuwa Dhalinyarada Ku Baaqaya
Halkan Ka Daawo:DUCMANTERY Xiiso Badan Oo Ku Saabsan Gurigii Lagaga Dhawaaqay Gooni Isu Taaga Jamhuuriyada Soamaliland Sanadkii 1991
Halkan Ka Daawo: Fanaanka Weyn ee Cabdijabaar Al Khaliiji oo Hees Cusub oo Loogu Talo Galay 18 MAY Hadda Daawaha Ka Soo Rogay Heestan oo Loogu Magac Daray ( DHARAAR WEEYE SUNTAN)
Halkan Ka Daawo : Warbixin Dhismaha Wadada Sanaag Iyo Togdheer Oo Wakhtigan Bulshadu Si Weyn Ugu Raysatay Dadka Ku Safra Wadada Iyo Bulshada Degaanadaasi Oo Si Weyn U Mahadiyay Mashruuca Guuleystay Ee Wadadaasi
WAREYSIYO