Friday December 15th, 2017
Burcoonline
Telesom
freee space
Somali Flags
eurosomtravel.com/

KENYA OO KU DHAWAAQAYSA CITIRAAFKA SOOMAALILAND WAASE GOORMA ?

0
Monday August 07, 2017 - 13:44:28 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 450
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    KENYA OO KU DHAWAAQAYSA CITIRAAFKA SOOMAALILAND WAASE GOORMA ?

    Gudoomiyaha xisbiga ODM ahna musharaxa isbahaysiga mucaaradka NASA ahaana raysal wasaarihii hore ee kenya ahna musharaxa ugu awooda badan doorashadan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha xisbiga ODM ahna musharaxa isbahaysiga mucaaradka NASA ahaana raysal wasaarihii hore ee kenya ahna musharaxa ugu awooda badan doorashadan

Gudoomiyaha xisbiga ODM ahna musharaxa isbahaysiga mucaaradka NASA ahaana raysal wasaarihii hore ee kenya ahna musharaxa ugu awooda badan doorashadan soosocota ayaa si aan gabasho lahayn ugu dhawaaqay inuu aqoonsan doono soomaaliland ciidamadiisana kalasoo bixi doono soomaaliya haduu Ku guulaysto doorashada madaxtinimada dalka ee dhacaysa berito oo bishu tagay 8-8-2017.

Hadaba odhinga waa ninkii ciidanka Kenya geeyey soomaaliya markii uu raysal wasaaraha ahaa isagoo la jaanqaadaya siyaasada aduunku kaleeyahay soomaaliya oo ah in nabadgelyo iyo xasilooni dib loogusoo dabaalo dalkaas ahna mid ay deris yihiin dhibtiisuna sinaba uga maqnaan karin .


Hadaba dalka keenya ayaa dhibaato badani kasoo gaadhey keenya iyadoo lagaga laayey ciidan aadu farabadan isla markaana alshabaab gudaha u gashay dalka kenya kana geysatey dhibaatooyin farabadan kuna laayeen dadbadan gudaha kenya si ay ugu khasbaan inay keenya ciidankeeda kala baxdo soomaaliya .
Hadaba raila odinga wuxuu go,aan cad ka qaatay inuu ciidankiisa kala baxayo soomaaliya ilaalinayana xuduudihiisa keliya si aanay ugu soo gudbin ururka alshabaab taasoo maslaxad u ah dadkiisa iyo dalkiisa kuna khasban yahay siyaasad ahaan marka loo eego baqdinta maanta keenya dhextaal ee ay cagohooda Ku doonteen .
Hadaba wuxuu kaloo raaciyey inuu aqoonsan doono jamhuuriyada soomaaliland oo ah dal ay isku siyaasad yihiin soomaaliland isla markaana soomaaliya deris kala ah dhinaca kale una muuqata in siyaasad ahaan heshiis lagu gaadhey in soomaaliya la go,doomiyo si aanay argagixisadu ugusoo gudbin sadexda dal ee soomaaliya deriska la ah kenya , itoobiya iyo soomaaliland iyo aduunka intiisa kaleba isla markaana ciidamada afrikaanka looga saari lahaa soomaaliya marka soomaaliya amnigeeda gacanta loo geliyo .
Dalalka aduunka ayaa soomaaliland hortaagnaa citiraafkeeda si ay isugu joojiyaan siyaasad ahaan isla markaana aanay wax eeda uga gelin soomaaliya oo aanay soomaaliya marmarsiinyo ka dhigan goynta soomaaliland hase yeeshee mudo 27 sano ah aduunka dhib Ku haysey kadib markii iyana waxba hagaajisan waayeen aduunkana waxba ka maqli waayeen taasoo kelifeysa in uu gebi ahaanba aduunku faraha kala boxo soomaaliya si loo daawado cidda debeda loogasoo tuuro dawlad iyo ihraabiyiin miduun .
Hadaba citiraafka soomaaliland ee uu Ku dhawaaqayo odhinga waamid siyaasad ahaan aduunku uga firsan waayey oo khasabku noqotay sidii soomaaliya dhinac loogasoo wadajeesan lahaa . Hadaba citiraafku maaha mid eleclionka lagu gelato ee waamid dhab ah oo ah mid laga fursan waayey in waxlaga bedelo siyaasadii lagu khasaaray ee soconaysey 27sano oo lasoo dhaafay .
Dhinaca kale ayaa laga yaabaa in soomaaliland gudeheeda soomaaliya ka rido dagaal ay kaga jawaabayso arinkaas iyadoo ay iska kaashanayaan dawlada fadaraalka ah , butlaan iyo kooxo Ku sugan soomaaliland gudeheeda oo kala wejiyo ah iskuna calool ah .
Waxaan dawlada iyo shacabkaba usoo gudbinayaa inay ilaaliyaan nabadgelyadooda iyadoo ay soomaalilandna geleyso doorashadii madaxtinimada oo fooda inagusoo haysa , taasoo u baahan feejignaan dheeraad ah iyo heegan buuxa dawlad iyo shacaba , waxaad kaloo ogaataan marka aduunku leeyahay waxaanu sibuuxda isha ugu haynaa doorashada soomaaliland inay jiraan signalo khatareed oo looga baqdin qabo in soomaaliya iyo cidkastoo soomaaliland cadawku ahi soo dhex dhigto xiliga doorashada iyo inta ka horaysaba si loogu burburiyo laydiinkuna sheegayo si dadban .

QORE : maxamed aadan axmed
Siyaasi madax banaan
Ahna baadhe siyaasadeed


Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
WAREYSIYO