Sunday February 18th, 2018
Burcoonline
Free one
Xayeeysiis
Somali Flags
Japan

Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye muuse biixi cabdi dhulboobka iyo xaaraanta uu ku haysto dhulkii shacabka !

0
Friday August 11, 2017 - 09:53:19 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 1207
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 110
  • 115 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye muuse biixi cabdi dhulboobka iyo xaaraanta uu ku haysto dhulkii shacabka !

    Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye muuse biixi cabdi dhulboobka iyo xaaraanta uu ku haysto dhulkii shacabka !

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye muuse biixi cabdi dhulboobka iyo xaaraanta uu ku haysto dhulkii shacabka !
Anigii oo ah gudoomiyaha jaliyada qurbajoogta Somaliland ee Yemen ee ku Nool North America magacaygana layiraahdo Hassan mohamed. Anoo ku hadlaya magaca qurbajoogta ee Yemen ee reer somaliland waxaanu cabaareynaynaa dhaca iyo boobka uu gudoomiyaha kulmiye muse biixi cabdi ku hayo umada reer somaliland ee uu dhulkoodii iyo guryahoodii uu xoog ku haysto waxaa markhaati doon lahayn oo aanu haynaa cadaymihii uu marxuunkii caydaruus Cali cubayd ka tagay intaanu dhiman oo uu muuse cunsurudeyn iyo yasid iyo reer hargaysa matihid ku yiri caydaruus, dhulkaas oo uu lahaa odaygii sodaga u ahaa ee dhiman jirey Ahmed Aden ali goodir oo ahaa nin caaan ah oo reer hargaysa ah oo wada run ku leh somaliland oo cid walba taqanay mr goodir ayaa wiilka uu sodaga u yahay wakiishay inuu masuulka ka ahaa labadaa baloodh oo uu siiyey caydaruus labada baloodh mid goodir baa leh midna caydaruus gudoomiye muse oo lagu yaqaan boobka hantida shacabka ayaa snm ka soo noqday xoogna ku qaatay labadaa baloodh ee ku yaala meel u show saldhiga Ina koodbuur waxa kaloo oo xoog ku haystaa dhulkii ilama Cabdilahi jire iyo cismaan dacas beertiisii sida uu sheegay ismail yare oo xogogaal ka ahaa arimahaas oo goob joog ka ahaa markii dhulkaa lasiiyey goodir oo Ismail Joomitir ka ahaa waagaas hargaysa waxaan dadka reer somaliland u sheegaynaa in gudoomiyaha anma musharaxa xusbiga kulmiye lagu aamini karin hantida qaranka mustaqbalka waayo Ninka dhulka 60 by 80 boloodhka ah ka xishoon waayey muxuu ka xishoon!!!! Waxaa xasuus leh on goobjoog u ahaa in muse biixi mark ii caydaruus ku yiri anaa leh boloodhkan iyo goodir uu xanaaqay kadibna uu goobta kula dagaalamay oo yiri nin ogaadayn ah ayaa iga iibiyey aan wax waraaqo ah u haysan waa ninkaas ninka raba in somaliland shacabkeedu kalsooni siiso allahu akbor... ilahay kama cabsanayo muuse diin mayaqaano akhiro ka baqan maayo xaaaraan Kama baqanayo ubadkiisa u tudhimaayo ilahay baanu ku reebnay umada reer Somaliland waxaanu leenahay ha siinina codkiina waa Tuug xaraan haysata ilahay baa habaaray

Thanks
Nabiil777@yahoo.com
Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
WAREYSIYO