Friday December 15th, 2017
Burcoonline
Telesom
freee space
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Magaalada Hargeisa Oo Xaflad Soo Dhoweyna Loogu Sameeyay MARWO AMINA CASAYR MAGAN.Oo Soo Gaadhay Magaalada Hargeisa

0
Saturday August 12, 2017 - 11:32:58 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 572
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magaalada Hargeisa Oo Xaflad Soo Dhoweyna Loogu Sameeyay MARWO AMINA CASAYR MAGAN.Oo Soo Gaadhay Magaalada Hargeisa

    Magaalada Hargeisa Oo Xaflad Soo Dhoweyna Loogu Sameeyay MARWO AMINA CASAYR MAGAN.Oo Soo Gaadhay Magaalada Hargeisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Hargeisa Oo Xaflad Soo Dhoweyna Loogu Sameeyay MARWO AMINA CASAYR MAGAN.Oo Soo Gaadhay Magaalada Hargeisa
Waxa xalay Hotel Maamuus ee New Hargeisa ka qabsoomay xaflad lagumaamuusaayey, Marwo Amina Casayr Magan oo runtii mutaysatay in la  maamuuso isla markaasna la gudoonsiiyo shahaado sharaf ka turjumaysa waxqabadka dhabta ah ee ay ka anba
qaaday jamhuuriyadan Somaliland mudadii aadka u dheerayd, gaar ahaan hawlaha dhanka caafimaadka, waxbarashada iyo dhamaanba arimaha kale ee bulshada ee ku aroora Degmada Sabowanaag.


Hadaba xafladan oo uu soo agaasimay Safiirka Somaliland ee dalweynaha Australia, Mudane Mohamed Ismail Hussein oo ku magac dheer "Ambassador Balishire". Oo soo diyaariyey shahado sharaf ka socota ururka "Somaliland-Australian Friendship Foundation". Iyadoo halkaasi lagu gudoonsiiyey Marwo Amina Casayr Magan oo ay gudoonsiisay agaasimaha guud ee madaxtooyada Somaliland Marwo Khadra Xaaji Gaydh oo wakiil ka ahayd Marwada kowaad ee Jamhuuriyada Somaliland, Marwo Amina Mohamed Jirde (Amina -Weris).
Waxa xafladan ka soo qayb galay masuuliyiin dawladeed oo kala ahaa, Safiirka Somaliland ee dalka Norway mudane Sulub Warsame, Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ee dalka

Australia, Mudane Hassan Ahmed Mohamed "Hallac". Masuul sare oo ka tirsan dawlada Somaliland isla markaasna ah Wakiilka guud ee Xawaalada Dahabshiil ee dalka Norway, Mudane Ahmed Awad, Agaasimaha dhanka amniga ee madaxtooyada Somaliland mudane Najax, agaasimaha madbacada qaranka Somaliland, mudane Abdikarim, agaasimaha xarunta dabdemiska mudane Abdisamad, Qurbojoog, Qaranjoog iyo marti sharaf kaloo badan oo goobtaas ku sugnayd.

Sidaas oo ay tahay, hadana duruufo jira awgood, waxa soo cudur daartay oo iyaguna goobtaas ku sugnaan lahaa, wasiiro ay ka mid yihiin, Wasiirka Macdanta iyo tamarta, mudane Xuseen Cabdi Ducaale, Wasiirka duulista iyo hawada mudane Farxaan Adan Haybe. Wasiirka arimaha dibada, mudane Sacad Ali Shire. Wasiirka Waxbarashada, Mudane Cabdilaahi Ibrahim Habane iyo wasiir ku xigeenka Qorshaynta Qaranka mudane Ahmed Adan Ismail "Keyse" dhamaan wasiiradaas oo duruufo jira awgood iyo arimo degdeg ah oo soo kordhay awgood uga soo qayb geli kari waayey xafladan laakiin soo diray hanbalyo iyo bogaadin ku aadan marwo Amina Casayr Magan.
Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
WAREYSIYO