Friday December 15th, 2017
Burcoonline
Telesom
freee space
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Waa tuma xaliimo xuseen yuusuf (Gurayo)? Maxay tahay sababtii ka dambaysay in laso abaabulo haween ujawaaba? Qalinkii Maxamed Jokar

0
Saturday August 12, 2017 - 12:54:59 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 374
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa tuma xaliimo xuseen yuusuf (Gurayo)? Maxay tahay sababtii ka dambaysay in laso abaabulo haween ujawaaba? Qalinkii Maxamed Jokar

    Waa tuma xaliimo xuseen yuusuf (Gurayo)? Maxay tahay sababtii ka dambaysay in laso abaabulo haween ujawaaba? Qalinkii Maxamed Jokar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa tuma xaliimo xuseen yuusuf (Gurayo)? Maxay tahay sababtii ka dambaysay in laso abaabulo haween ujawaaba? Qalinkii Maxamed Jokar

Damiirka Iyo Dadnimadu Waa Shay Aad Qaali U ah Waana Hadyad Eebe (Swc) Siiyey Bulshada
Inta Lagu Majeerto Mansab Nimo maamo xaliimo xuseen yuusuf waa shaqsi leh bisayl dadnimo
waana ruux neceb Isdulaynta siyaasiyiinta Qaar ku hayaan Bulshada
Waa Haween Leh Kartidii Boqolaha markaad U Eegto waxqabadka iyo kaalinta ay ugu jirto bulshada
Xiliyadii adka ee ay abaarta baahsani saamaysay wadanka waxay uga qayb qaadatay si aanay wasiirada qaar uga qayb qaadan yado gurmad hiil iyo hagar la,aan ah gaadhsiisay degamadii ay ka jirtay abaartii


Oofsatay kumanaanka nafood waxay guntiga dhiisha ugu xidhay sidi ay dhibta iyo nolosha adag ula qaybsan lahayd bulshadii banaanka cad ay ka heshay abaartu
maamo xaliimo xuseen yuusuf waa musharax hada utaagan jagada xildhibaaan nimo ee doorashada baarlamaanka Somaliland
waa haldoor miisan culus kuleh deegamada gobolka saraar oo ay kaso jeedo maamo xaliimo
dhawaan ayey ahayd markii ay ka dhawajisay in ay salugsantahay siyaasada wasiir maxamud xaashi
yado maamo xallimo ku tilmaamtay in wasiir maxamud xaashi fara galin qaawan ku hayo degamada gobolka saraar
kamay danbay halmalin markii laso abaabulay hawen ay isku degaan kaso jeedan oo lagu amray
in ay ujawaban xaliimo islamrkaana aflagaado iyo cay qaawan kula kacaan maamo xaliimo xuseen yuusuf
taasi waxay ceeb iyo magacdil ku tahay dadkii madaxda wadanka u ahaa ee so abaabulay haween
Aaan Raad kulahayn siyaasada si ay ciida ugu Rogaan Xaqiiqadii Ay Daah Furtay xaliimo xuseen yuusuf
Warbaahinta qaar waxa lacag lagu siiyey in ay faafiyan warar been abuura oo la xidhiidha
In xaliimo xuseen yuusuf uu so diray xoghaya dawlada hoose Ee Ber Bera Cabdikarin Aadan Cade
Taaso looga danlahaa weerar iyo isku dhufasho ay ka danbeyeen siyaasiyiin waawayni
Taas waxa ku cadaanaysa in Maamo xaliimo ay taabatay Qodob xaasasi ah oo huursana
Islamrkaana ay ka gubteen beenalayaal badan oo bulshada ka dhaadhiciya wax aan jirin


Allaah Mahadleh

Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
WAREYSIYO