Saturday November 18th, 2017
Burcoonline
Telesom
freee space
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Xisbiga Midnimada iyo Horumarka?By bashiir Tarabbi Oogle

0
Wednesday November 08, 2017 - 17:58:36 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 213
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 8 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Midnimada iyo Horumarka?By bashiir Tarabbi Oogle

    Xisbiga Kulmiye ma ku dhowaadey mise wuu ka dhabeeyey magiciisa?Midnimada Somaliland shaqo weyn ayuu ka qabtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Kulmiye ma ku dhowaadey mise wuu ka dhabeeyey magiciisa?Midnimada Somaliland shaqo weyn ayuu ka qabtay

Xisbiga Kulmiye ma ku dhowaadey mise wuu ka dhabeeyey
magiciisa?Midnimada Somaliland shaqo weyn ayuu ka qabtay,wuxuu
dhameeyey colaadihii Galbeedka Somaliland,gaar ahaan arintii Ceel
Berdaale.Intaa ka dib wuxuu xooga saaray dhinaca Gobolada Bari,wuxuuna
isku deyey inuu qof,beel iyo koox kasta oo wax tabanaysa inuu la
fadhiisto,dhegeysto oo ku qanciyo Midnimada Somaliland,waxayna

gaadhsiiyeen halkii ugu sareysey intay Somaliland jirtey.

Dhinaca Horumarinta,wax weyn ayuu ka qabtay,wax aanay qabanin marka
laysku wada daro dhamaan Xukuumadihii wadanka soo maray,arinkan waxaad
xaqiiqsaysaa markaad Gegida Diyaaradaha ka degtid ilaa aad Gurigaaga
gaadheyso,wuxuuna xooga saaray Amniga,Waxbarashada, Caafimaadka,Biyaha
iyo dhiiri gelinta Ganacsiga Gaarka loo leeyahay.

Markaad u ogolaataan,Hadii ay jiraan dhaliilo,Xisbiga Kulmiye oo
Madaxweyne iyo Koox Fulineed oo carcartooda qaba ay hogaaminayaan ayaa
qodob kasta dib u hubinaya iyagoo halkay saxaanba odhan doona
"Dhankaana dhan dheh"waxaanse idiin soo koobay waxyaabaha isoo jiitey
ee labada Murashax ee Muuse iyo Saylici gelinka hore dhamayn doonaan.

HIMILADA XISBIGA KULMIYE:

1.Xisbiga Kulmiye wuxuu u hawl-gelayaa xaqiijinta iyo taabbo-gelinta
madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland iyo ka mid-noqoshadeeda
ururrada caalamiga ah iyadoo ah dawlad la aqoonsan yahay.
2.Xisbiga Kulmiye wuxu higsanayaa inuu dalkan Somaliland ka dhiso
bulsho casri ah oo ka xor ah faqriga, jahliga, dulmiga,
keli-talisnimda iyo guud ahaan maamul xumada weji kasta oo ay
leedahay;

LA DAGAALLANKA MUSUQMAASUQA:

4.dejinta nidaam maaliyadeed oo lagu ogaan karo xatooyada iyo
wax-is-weydaarinta, heer kasta oo shaqo, laga bilaabo madaxtooyada
ilaa heerka ugu hooseeya ee wax-soo-saar ama isticmaal hanti ummadeed;
5.dejinta xeerka la dagaallanka musuqmaasuqa oo suurto-geliya in la
baadho dembi lagu oogo, cidda lagu helena xabsi dheer looga heli karo
iyo dib-u-soo celin hantida ku maqnaata sida la- wareegid hantida uu
ka meelaystay shaqada ama horeba uu u lahaa si looga gooyo hantida ku
maqnaata;

ARRIMAHA HAWEENKA;

1.U qoondaynta tiro macquul ah oo haween ah inay siyaasad dejiye
(policy makers) ka noqdaan dawladda dhexe iyo tan hooseba gaar ahaan
golaha xukuumada, wakiilada iyo golayaalsha deegaanka

QURBA-JOOGGA;

3.In la abuuro kayd xogeed qaran (national data base) oo ay ku urrurto
khibradaha mihaniga ah ee Qurbajoogga taas oo looga dan leeyahay in
danaha qaran looga faai’idaysan karo halkii iyo goortii ay ku habboon
tahay.

DAWEYNTA IYO DARYEELIDDA NAAFADA (Jidh ahaan iyo Maskax ahaan);

1) inuu wax ka qabto naafada argagaxa leh iyo kuwa silsiladaha ku
dabran ee guri kasta oo Somaliland ah ku sugan;
2) inuu sameeyo goobo lagu xannaaneeyo dadka maskaxda wax ka qaba;
3) in la uruuriyo dadka maskaxda wax ka qaba ee suuqyada ku filiqsan,
dhaxanta iyo bacadkana gaaf wareegaya iyo kuwa guryaha ku xidhan loona
helo daaweyn iyo xannaanayn lacag la’aan ah.

XOOLAHA NOOL:

6.curinta habab cusub oo loo dhaqo xoolaha;
7.maaraynta isbeddelada aan qorshaysnayn ee ku socda hanaankii soo
jireenka ahaa ee xoolo-dhaqasho ee ku dhisnaa guur-guurka xorta ah;
8.soo noolaynta seera-daaqsimeedyadii;

XOOJINTA BARASHADA IYO KU-DHAQANKA DIINTA ISLAAMKA;

3.hagaajinta iyo maal-glinta dugsiyada quraanka lagu barto;
4.daabacadda iyo badinta kutubta diinta laga barto;
5.u-aqoonsiga malcaamadaha in ay yihiin bilowgii akhris-qorista.
6.samaynta guddi culimo oo noqota marjaca diinta si looga dheeraado
khilaafaadka diiniga ah.

Bashiir Tarabbi Oogle,
bogleh69@gmail.com
 
 
Attachments area
 
 
 
 
 

Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
WAREYSIYO