Saturday November 18th, 2017
Burcoonline
Telesom
freee space
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Kulmiye Iyo Ucid Codka Siiyaa Hoggaan Karti Iyo Go'aan Leh, Haybad Qaran ''

0
Sunday November 12, 2017 - 13:40:11 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 163
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulmiye Iyo Ucid Codka Siiyaa Hoggaan Karti Iyo Go'aan Leh, Haybad Qaran ''

    Kulmiye Iyo Ucid Codka Siiyaa Hoggaan Karti Iyo Go'aan Leh, Haybad Qaran ''

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulmiye Iyo Ucid Codka Siiyaa Hoggaan Karti Iyo Go'aan Leh, Haybad Qaran ''

Waxaan sii farxad iyo qarannimo leh ugu mahadnaqayaa isla markaasna bogaadinayaa dhammaan shacabka reer Somaliland ee heegaanka iyo diyaarka u ah doorasho xor iyo xalaal ah loo dareero maalinta Isniinta, 13 November 20017.

Gebi ahaan Jamhuuriyadda Somaliland oo aynu ku dooranayno madaxweynahii shanaad qarankeena hab doorasho casri ah indhahaa beesha calaamku aad inoo soo wada eegayaan.

Bal hadaba anigoo ahGuddoomiyaha Xisbiga UcideeGobolka Wales, UKkana mid ah golaha dhexe ee Xisbiga guddoomiye F. C. W u hayaa sharaf karaamo mamuus taageero shakhsi iyo mid qaranimo kaalinta uu ugu jiro qaranka Somaliland.

Waxaa codka doorashada madaxweynimo ugu deeqii lahaa bulshadana ugu baaqayaa ugu deeqaa Muj,Muuse Bixii Cabdiaanu Xisbi ahaanu aragno inuu hanaan doono lana shaqeyn doono kursiga madaxweynimo kusoo baxo.

Sidaas darted aqoonyahanada dhallinyarta Sopmaliland haweenka waxgaradka cuqaasha codkiinaKulmiyeiyoUcidugu deeqa dalkeena ugu wada shaqeyn doona sii qaranimo huwan aqoonsii raadiin maalgelin calaami ah sharci ilaalin.



Guul Guul iyo Gobnimo Somaliland


Cali C/laahii Ismaciil Dheeg
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Wales/UK
Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
WAREYSIYO