Saturday November 18th, 2017
Burcoonline
Telesom
freee space
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Waxa Hadda Intii Badnayd La Soo Xidhay Goobihii Codbixinta Gobolka Togdheer Miyi Iyo Magaalo iyo Tirinta Cod Baxinti Bilaabatay

0
Monday November 13, 2017 - 17:58:06 in Wararka by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 1378
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Waxa Hadda Intii Badnayd La Soo Xidhay Goobihii Codbixinta Gobolka Togdheer Miyi Iyo Magaalo iyo Tirinta Cod Baxinti Bilaabatay

    Waxa Hadda Albaabada Loo Laabay Goobahi Ugu Badna ee Cod Baxinta Doorashada Somaliland Ka Socotay Iyado Saacada Geeska Africa Tilmaamayso 6 Galabnimo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Hadda Albaabada Loo Laabay Goobahi Ugu Badna ee Cod Baxinta Doorashada Somaliland Ka Socotay Iyado Saacada Geeska Africa Tilmaamayso 6 Galabnimo




Burco (Burcoonline) 13.11.2017 Waxa Hadda Albaabada Loo Laabay Goobahi Ugu Badna ee Cod Baxinta Doorashada Somaliland Ka Socotay Iyado Saacada Geeska Africa Tilmaamayso 6 Galabnimo aya Waxa La soo Xidhay Goobahi Ugu badna ee magaalada Burco, Iyado Dadki Safafka Ku Jiray Soo Dhamaaden, waxa Iyana Jira Ila Hadda Goobo Safaf Weli Lagu Jiro Laakin La Filaya In La soo Dhameeyo Mar Dhow.

Goobaha Ugu Badna Waxey Ahaayen Goobo iska Madhan Saacadi Ugu Dambeysay Iyado Dadki Goobaas Ka Codeeyey Dhamaaden.


Waxa Iyana La Filaya in Hadda Dhamaan Goobaha Dooroshooyinka ee Gobolada Somaliland La soo Xidho Hadda, Iyado Bilaabanayso Tirinti Codadka.
Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
WAREYSIYO