Sunday February 18th, 2018
Burcoonline
Free one
Xayeeysiis
Somali Flags
Japan

Gudoomiyaha Jimciyatul Axbaab Oo Bulshada Ku Booriyey Inay Si-weyn Uga Qayb-qaataan Xuska Dhalada Rasuulka SCW Oo Ku Beegan 12 Rabiicul-Awal 1439 Hijriyada Oo Ku beegan 30/11/2017

0
Tuesday November 28, 2017 - 10:18:07 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 157
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Jimciyatul Axbaab Oo Bulshada Ku Booriyey Inay Si-weyn Uga Qayb-qaataan Xuska Dhalada Rasuulka SCW Oo Ku Beegan 12 Rabiicul-Awal 1439 Hijriyada Oo Ku beegan 30/11/2017

    Gudoomiyaha Jimciyatul Axbaab Oo Bulshada Ku Booriyey Inay Si-weyn Uga Qayb-qaataan Xuska Dhalada Rasuulka SCW Oo Ku Beegan 12 Rabiicul-Awal 1439 Hijriyada Oo Ku beegan 30/11/2017

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Jimciyatul Axbaab Oo Bulshada Ku Booriyey Inay Si-weyn Uga Qayb-qaataan Xuska Dhalada Rasuulka SCW Oo Ku Beegan 12 Rabiicul-Awal 1439 Hijriyada Oo Ku beegan 30/11/2017 Gudoomiyaha Jimciyada Waxbarashada Diinta iyo Qabanqaabbinta Xafladaha & Xusaska Diiniga (Jimciyatul Axbaab) Sayid Maxamed Sayid Cabdilaahi ayaa waxa Hambalo udiray dhamaan Ummadda Soomaaliyeed iyo muslimiinta Caalamka meelkasta oo ay dunida kaga sugan yihiin dhamaantood Munaasibada Xuska Dhalashada Rasuulkeenii Muxamed SCW oo ku beegan 12 Rabiicul Awal 1439 oo waafaqsan 30 11 2017
Gudoomiyaha oo Warbaahinta kula hadlaayey magaalada Hargeysa ayaa waxa uu yidhi" waxa aan si xushmad leh bulshoweynta Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadda Islaamka meel ay joogtaba ku baraarujinaysaa isla markaana ku Hambalyeynayaa Xuska Dhalashada Rasuulka(CSW) oo ku beegan 12 Rabiicul-Awal 1439 Hijriyada ama 30/11/2017 Milaadiga taasoo ah maalinta Khamiista ee fooda inagu soo haysa,"

Dhinaca kale Gudoomiyaha Jimciyatul Axbaab ayaa waxa uu bulshada ku booriyey inay si weyn uga qayb-qaataan Xuska Dhalashada Xabiibkeena SCW isagoo arimahaasi ka hadlaayana waxa uu yidhi" dhamaan bulshaweyntana waxa aan usoo jeedinayaa inay udiyaar-garoobaan isla markaana ay weyneeyaan Xaflada Xuska Dhalashada Rasuulkeenii Muxamed (CSW) kaasoo dhamaan Ummadda Islaamka looga baahan yahay inay weyneeyaan Xaflada Xuska Dhalashada Xabiibka Ilaahay(CSW)"
Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
WAREYSIYO