Sunday February 18th, 2018
Burcoonline
Free one
Xayeeysiis
Somali Flags
Japan

Wasiir Maxamed Xaaji Aadan Haldoorkii Ka Dambeyey Guulihii Kulmiye Ee Gobolka Saraar Qalinkii Maxamed Jokar.

0
Saturday December 02, 2017 - 11:19:17 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 262
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Maxamed Xaaji Aadan Haldoorkii Ka Dambeyey Guulihii Kulmiye Ee Gobolka Saraar Qalinkii Maxamed Jokar.

    Wasiir Maxamed Xaaji Aadan Haldoorkii Ka Dambeyey Guulihii Kulmiye Ee Gobolka Saraar Qalinkii Maxamed Jokar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Maxamed Xaaji Aadan Haldoorkii Ka Dambeyey Guulihii Kulmiye Ee Gobolka Saraar Qalinkii Maxamed Jokar.

" Shumacii Shiday Guulihii Xisbiga Kulmiye Ee Sool Iyo Sarar Muxu Muuse Biixi Ku Abaal Marin”

Tan Iyo Intii Lagu Jiray Ololahii Doorashooyinka Somaliland Wasiir Udawlaha Waxbarshada Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi Wuxu Ahaa Haldoorkii Quwada Ku Muquuniyey Awoodii Mucaaridku KulahaGobolada Sool Iyo Saraar.

 

Waxaanu Guntiga Dhiisha Ugu Xidhay Maxamed Xaaji Aadan Sidii Uu Uga Midho Dhalinlaha Riyadii Ahayd In Uu Mar Labaad Talada Dalka Hogaamiyo Xisbi Xaakimka La Mahadiyey EE Kulmiye.

 

Wasiir maxamed xaaji aadan Oo Aan Ku Badnayn Warbaahinta Islamarkaana Aan Ahayn Dadka Jecel In Ay Isfaanshaan Ama Wax Ay Qabteen Shaashadaha Laso IstaagaAyaa Hadana Waxa Marag Madoon Ah In Uu Habeen Iyo Maalin,Gudcur Iyo Caddo Uu jibaaxayey Buur Iyo Banaanba Siduu Uwacyi Galiyo Isalamrkaana Ay Ucodeyaan Xisbiga Kulmiye Dadkii Reer Guuraga Ahaa.

 

Wasiir maxamed xaaji aadan wuxu Hadh Cad Wadad Mariyey Mucaaridkii UHalqan Taagayey Codkii yaalay Sool Iyo SaraarWaxaanu Hanti Naf Iyo Maalba Ugu Horay Sidii Gudomiye Muuse Biixi Uhogaanminlaha DalkaanWaanay Suura Gashay Arintaasi Oo Marka Loo Qaybiyo Afar Meelood Codkii Sool Iyo Saraar Halmeel Mooye Sadexdii Kale Waxa Ka Helay Xisbiga Kulmiye

 

 

Wasiir maxamed xaaji aadan Riyadiisu Kaliya May Ahayn In Xisbiga Kulmiye Soo Baxo Balse waxay ahaydIn Waxqabad Laga Hirgaliyo Dalka Oo Nal cusub Ubidhaamo Baahiyaha Aasasigana Ay Helaan Gobolda Bariga Oo Intabadan Ka Danbeya Gobolada Kale.

 

Hadaba Su,aashu Waxay Tahay

" Shumacii Shiday Guulihii Xisbiga Kulmiye Ee Sool Iyo Sarar Muxu Muuse Biixi Ku Abaal Marin”

 

 

 

W/Q Suxufi Maxamed Jokar.

maxamedjocker@gmail.com


Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
WAREYSIYO