Monday December 11th, 2017
Burcoonline
Telesom
freee space
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Madaxda Wadamada Caalamka Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabay Go'aanka Trump Ee Qudus.

0
Thursday December 07, 2017 - 10:37:21 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 896
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxda Wadamada Caalamka Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabay Go'aanka Trump Ee Qudus.

    Madaxda Wadamada Caalamka Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabay Go'aanka Trump Ee Qudus.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxda Wadamada Caalamka Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabay Go'aanka Trump Ee Qudus.

Go’aanki madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ugu aqoonsadaymagaalada Qudus caasimadda rasmiga ah ee Israa’il ayaa diidma xoooggan kala kulantay caalamka.

 

Hogaamiyeyaasha dunida muslimka iyo guud ahaan beesha caalamka oo dhan ayaa si weyn u dhaleeceeyay tallaabada uu qaaday Trump, waxa ayna ka digeen halista rabshado ka dhasha arrintaan iyo in ay horseedo dhiig daata.

 

Xoghayaha guud ee hay’adda Qaramada Midoobay Antonio Guterras, ayaa sheegay in aysan jirin wax lagu beddelo xal u raadinta Israa’il iyo Falastiin, waxa uuna ku tilmaamay mowqifka Mareykanku mid laga murugoodo.
 

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, oo booqasho ku jooga dalka Aljeria ayaa isna ku tilmaamay hadalka Trump wax laga xumaado, waxa uuna ku baaqay dadaalo nabadeed iyo in laga fogaado rabshado.

 

Dalka Turkiga, dibadbaxayaal ayaa isugu tagay banaanka hore ee safaarada Mareykanku ku leeyahay magaalada Istanbuul. Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga ayaa waxa uu isna ku tilmaamay go’aanka Mareykanka geyru mas’uulnimo.

 

Madaxweyne Trump oo u aqoonsaday Qudus caasimadda rasmiga ah ee Israa’il ayaa sidoo kale saxiisay in safaarada Mareykanka laga raro Tel Aviv loona raro magaalada Qudus.

 

Tallaabadan uu ku dhaqaaqay Trump ayaana waxa ay ka dhigeysa Mareykanka dalkii ugu horreeyay dunida ee si rasmi ah ugu aqoonsado Qudus caasimadda Israa’il.

 

 

Arrinta Qudus ayaa xuddun u ah collaada daba-dheeraatay ee u dhexeysa Israa’iil iyo Falastiin, xilli Falastiiniyiinta ay doonayaan in Bariga magaalada Barakeysan ee Qudus ay noqoto caasimaddooda mustqabalka.

 

Saraakiisha Aqalka Cad waxa ay dhankooda sheegeen in go’aanka Madaxweyne Trump uu yahay "Ictiraaf waaqica haatan jira iyo taariikhdaba” balse ma ahan bayaan siyaasadeed oo rasmi ah, mana beddeli doonto xuduudaha iyo siyaasadda magaalada Qudus.

Daawo Xooghayaha Qaramada Midoobay OO Ujawaabaya MadaxweyneTrump.




Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
WAREYSIYO