Saturday January 20th, 2018
Burcoonline
Free one
Xayeeysiis
Somali Flags
eurosomtravel.com/

KA RUN SHEEGA SIYAASADA MAAMUL EE HOGAAMINTA WAX-QABADKU WAA ASTAANTA GUUSHA IYO GUULEYSTAHA QORAA XAMSE MAXAMUUD XIDDIG

0
Thursday January 04, 2018 - 19:38:15 in Maqaallo by Wariye Mohamed BK
  • Visits: 183
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    KA RUN SHEEGA SIYAASADA MAAMUL EE HOGAAMINTA WAX-QABADKU WAA ASTAANTA GUUSHA IYO GUULEYSTAHA QORAA XAMSE MAXAMUUD XIDDIG

    KA RUN SHEEGA SIYAASADA MAAMUL EE HOGAAMINTA WAX-QABADKU WAA ASTAANTA GUUSHA IYO GUULEYSTAHA QORAA XAMSE MAXAMUUD XIDDIG

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

KA RUN SHEEGA SIYAASADA MAAMUL EE HOGAAMINTA WAX-QABADKU WAA ASTAANTA GUUSHA IYO GUULEYSTAHA QORAA XAMSE MAXAMUUD XIDDIG Ka Run Sheega Siyaasada Maamul Ee Hogaaminta Wax-Qabadku Waa Astaanta Guusha Iyo Guuleystaha QORAA XAMSE MAXAMUUD XIDDIG
hogaaminta waxaa halbeeg u ah DHaqaajin , karunsheegid , dhexgelid ,samir ,daacadnimo , karti , dulqaad iyo dhinaca togan oo wax laga eego hadaba intaba yaa isku darsaday ,, waxa isku darsaday hogaamiyaha hamiga fog ee hogaamiya HAAYADA SHAQAALAHA QARANKA
Waa in aynu noqonaa dhakhaatir dawaysa qaarkeena cabanaya, Aniga xigaal iyo xigtoba waxaa ii ah dadka da,adu namidayayso . Markasta waa inaad kor ubaxdaa si aad u aragto dhamman degaankeena iyo dalkeena oo dhan

Weedhahan iyo kumanaan kale oo aan lasoo koobi karayn waxay kasoo maaxdeen maskaxda miisaanka iyo firfircoonida badan ee aqoon yahanka dadu halbeega u tahay aqoonyahanka alle hibada usiiyay hadal wanaaga iyo sixrida maanka dhaliinyarada marka uu kicinaayo si ay udareemaan ama u ogaadan awoodooda , waa masuulka maamula haayada shaqaalaha qarankan MR SHarmaake Geele
Waa masuul dhaliinyaro ah lehna awood shaqsiyadeed oo suurto gelisay inuu ahaado iftiin dhaliinyarada soomaliland sida dayaxa uga ifaya sababtoo ah waa shaqsi kamadax banaan qabyaalada, qofjeclaysi iyo qaababka liita ee qaaradan dib udhigay kuna qarwa quwaynta , qaabaynta, kor uqaadida iyo qaayaha dhaliinyarada qarankanu siday qiimahooda u fahmi lahaayeen
SHarmaake geele waa gudoomiyaha haayada shaqaalaha qarankee waxa uu si hunaan iyo hawlkarnimo ku jirto uu uga soo baxay masuuliyadii qarankan uu u hayay waxana uu mutaystay inuu dhaliinyarada dalka dhammantood u horseedo inay ku hamiyaan sidii ay himilo muuqata ugu hamiyaan ,Sharmaake maaha oo keliya nin hogaaminta wacan horseed u noqday ee waa carbiye kiciya dareenka hurda ee da yarta sitoosa isaga oo kaqayb qaata barmaamujyada lagu baraarujinayo dhaliinyarada
Hirgalinta shaqo , hal abuurista shaqo , himilada mustaqbal , hadafka cad , hayaaminta qarankan ,hal adaygnimada iyo hogaaminta heerkeedu sareeyo ee u ah hadafka sharmaake waa haybad alle u hibeeyay waxaana hubaa in madaxwaynaha qaranku dhiiri galin iyo isbarbar taag mooye aanu marnaba soo eegi doonin booska beesha dhaliinyarada somaliland
Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
WAREYSIYO