Friday January 19th, 2018
Burcoonline
Free one
Xayeeysiis
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Farmaajo Dab buu ku ciyaarayaa. (Farmajo is playing with fire)

0
Saturday January 06, 2018 - 14:13:22 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 131
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farmaajo Dab buu ku ciyaarayaa. (Farmajo is playing with fire)

    Farmaajo Dab buu ku ciyaarayaa. (Farmajo is playing with fire)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Farmaajo Dab buu ku ciyaarayaa. (Farmajo is playing with fire)

Faragelinta iyo XadgudubkaSomaliya ee kuwajahanSomaliland waa kuwii ugu darnaa tan iyo1991. Mawqifka Xukuumadda Farmaajo waa mid xagal daacinaya wada-hadalladii Somaliland iyo Somaliya, waana mid halis ku ah dadaaladdii iyo fursaddahii lagu abuurayay jawi suurta geliya in heshiisyo waara lagu gaadho oo la noqdo 2 dal oo deris ah.

Afxumo colaadwaxba kaagama tarto nabaddna way kaa kaxeysaa.

Gardarrada iyo Daandaansigaqaawan ee noocan ahi waa qaar keeni karacawaaqib xumo oo dhaxal xumo ku reebi kara labada shacbi ee walaalaha ah.

Ficiladan isa soo taraya ee sheegashada hawada Somaliland iyo ku xadgudubka dhulkeedu waxay muujinayaan in Dawladda Xamar aanay doonaynwax wada-xaajood ah, oo aanay marnaba daacad ka ahayn wada hadalkii u socday muddada dheer, haatanna ay isku dayeyso in ay minjo xaabiso heshiisyadii hore loo gaadhay.

Ujeeddada Farmaajo iyo wuxu uga dan leeyahay arrimahaasi "waa qiiq isku qarin" iyo inuu Shacbiga ka jeediyo xaqiiqada jirta, kadib markii uu ku guul-darraystayxilkii loo igmaday oo Dadweynihii ku hungoobeen. Ma aha markii uu tahli kari waayay inuu xal u helo arrimaha gudihiisa inuu bilaabo hawl-gallo qar iska xoornimo ah.

Cudurka kaa gala fardaha haddii laga gubo dameer dawada lama gaadhayee.

Maha in maamulka Muqdisho uu murrankii badda ee Kenyakala dhexeeyey uu isku dayo inuu uga xuub siibto sheegashadahawada Somaliland. Somaliya waa in ay hurdada ka toostaa oo ogaataa in tallaabooyinka noocaasi ahi aanay meelna gaadhsiinayn.

Falaadhi gilgilasho kaagama go' do

Somaliya waa in ay maanka ku haysaa in aan cidna sharci darro ku siin karin hawada Somaliland, Somalilandna aanay marna iyo sinaba u aqbali karin in hawadeeda la qaato,isla markaana udulqaadan doonin in lagu soo xadgudbo ciiddeeda.

Somaliland Guul iyo Gobonimo

Qalinkii Cali Xaruuri

Holland


Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
WAREYSIYO