Friday January 19th, 2018
Burcoonline
Free one
Xayeeysiis
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Sugaal" Shamacii Shidey Waaxdda Gaadiidka

0
Saturday January 06, 2018 - 14:15:27 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 61
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sugaal" Shamacii Shidey Waaxdda Gaadiidka

    Sugaal" Shamacii Shidey Waaxdda Gaadiidka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sugaal" Shamacii Shidey Waaxdda Gaadiidka Tan iyo intii uu majaraha hogaamineed ee waaxda gaadiidka wasaaradda hawlaha guud oo imika la raaciyey wasaaradda gaadiidka uu la wareegay Agaasime Maxamed Axmed Sugaal ayaa waxaa iftiinka usoo baxay horumarka maamul iyo dhaqaale ee uu ku hogaamiyey mudadii uu majaraha maamulka gacanta ku hayey.

. Agaasime sugaal oo ah aqoon yahan da,yar kana mid ah dhallinyarada wadanka wax ku baratey waxaana ka muuqda waaxda gaadiidka horumar dhan walba leh oo muuqaalkoodu ka dhex dhalaaley waaxdda gaadiidka oo ah waax ballaadhan isla markaana dhaqaale badan dalka u soo hoysa, sidoo kale gacanta ku haysa qaybta liisamada iyo buugta gaadiidka oo iyagu ka diwaan gashan waaxdda gaadiidka. Waxaana mudadii uu maamulka qaybtan joogay hirgashay ballaadhinta xafiis waaxeedyada waaxdda gaadiidka oo nidaamka maamull iyo kala dambayni noqdey mid dhabaha usii xaadha horumar dhan walba isqoorsadey oo ka tisqaadey qaybta gaadiidka.



 

 

Agaasime sugaal shamacii ka dhex baxay waaxda gaadiidka waxaa loo sibir-saaray shamacnimadiisa inuu iftiin iyo ilays uu ku guddo u noqdey shaqaale niyadooda la soo nooleysiiyey oo hamuum u qaba inay shaqo dawladeed oo hab-maamulkeedu wacan yahay ku diiradaan inay qabtaan ama ka shaqeeyaan maadaama ay heleen nal u cadaalad sooray oo soo nooleeyey shaqadii habacu galey ee qaybta gaadiidka isla markaana noqdey masuulkii u horeeyey ee isugu faaliya shaqaale weynaha waaxda gaadiidka kuwaas oo la baxay inuu noqdey johorad ay heleen rubuc qarni ka dib maadaama uu soo nooleysiisey habkii maamul ee ay qabtani lahayd isla markaana horseed u noqdey dakhli badan oo usoo xerooda qaybta gaadiidka. Qaar ka mid ah dadka ku xidhan ama hawluhu ka galeen qaybta gaadiidka ayaa ka waramay waxyaabihii uu kala kulmay agaasime sugaal.


maxamed yuusuf nuur ayaa sidan sheegay.” Nin kan dhallinyarada ah ee qaybtan jooga ama lagu magacaabo sugaalwaxaan ku arkay nin aan shaqadiisa ka soo habsaamin xilkas ah oo hawshii aan ugu imi ii dhameeyey aniga iyo dad badan oo ila mid ah oo aan safka isku soo gaadhnay waxaanu fadhinay intii uu hawlaha fududeynayey markaa ninkaa aqoon uma lihi laakiin waxaan u arkay nin shaqada qaranka daacaad u ah”


sidoo kale waxaa iyana aragti taa la mid ah qabta hooyo nasra aadan muuse waxaaney ka sheekaysay hawlo shaqo oo ka soo galay waaxda gaadiidka waxayna tidhi waxaa aniga iga soo galay kala wareejin buugg gaadhi markiibana waa lay dhameeyey iyadoo wixii igu waajibayna aan u maray hab sharci ah waana nin dhallinyar ah oo dedaalaya qof meesha ku habsaamayey muu jirin oo indhahaygu qabteen intii aan hawsha u codey. Waxaana agaasimaha waaxdda wasaaradda gaadiidka lagu masaalay cad-ceed u soo baxdey qaranka

Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
WAREYSIYO