Friday January 19th, 2018
Burcoonline
Free one
Xayeeysiis
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Shaqaalihii Madaxtooyada oo Beel Qudhi Dheefsatay: By Ibraahim Dubbe

0
Monday January 08, 2018 - 13:33:58 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 602
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaqaalihii Madaxtooyada oo Beel Qudhi Dheefsatay: By Ibraahim Dubbe

    Marka La Iska Dhaaf Sadbursiyada Kale Ee Aynu Ka Wada Dharagsanahay Ee Ay Ka Mid Tahay Maxkamadda Sare Iyo Arimaha Debeda Oo Aanay Hore U Dhicin Inay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka La Iska Dhaaf Sadbursiyada Kale Ee Aynu Ka Wada Dharagsanahay Ee Ay Ka Mid Tahay Maxkamadda Sare Iyo Arimaha Debeda Oo Aanay Hore U Dhicin Inay
Marka La Iska Dhaaf Sadbursiyada Kale Ee Aynu Ka Wada Dharagsanahay Ee Ay Ka Mid Tahay Maxkamadda Sare Iyo Arimaha Debeda Oo Aanay Hore U Dhicin Inay Noqdaan Beesha Madaxweynaha Ee Waliba Aynu Iska Dhaafo Inay Wasiirka Maaliyadda Muuse Biixi Xidid Yihiin Kaasoo Ay Marwada Madaxweynaha Habro Wadaag Ruma Yihiin Waxaynu Qoraalkan Ku Lafo Guraynaa Shaqaalaha Gaarkaa Ee Madaxtooyada Subixii U Shaqo Taga Oo Dhamaantood Isugu Baxay Beesha Madaxweyne Muuse Biixi Taasoo Fajac Iyo Lama Arag Ku Noqotay Dadweynaha Reer Somaliland Hadaba Miyaanay Qurux Badnayn In Si Deg Deg waxoogaa Milix ah ha Loogu Daro Milixdaas Oo Ah Dadkii Shaqaalahaa Lagu Tarixi Lahaa Hadaba


Akhri Liiskan Xagga Hoose Ku Qoran Oo Ah Xaqiiqdii Ugu Danbaysay Ee Aan Kasoo Qoro Shaqaalaha Madaxtooyada


 
1=Madaxweynaha Muuse Biixi-Sacad MuusMuuse

2=Agaasimaha Madaxtooyada Khadra Xaaji Gaydh-Sacad Muuse

3=Afhayeenka Madaxtooyada Xuseen Deyr-Sacad Muuse

4=Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Cabdirisaaq Afguduud-Sacad Muse

5=Chief Of Staff ka Madaxweynaha Ahna Agaasimaha Xafiiska Madaxweynaha Mubaarig Taani-Sacad Muuse

6=Agaasimaha Saxaafadda Madaxtooyada Naasir Yuusuf-Ciise Muuse


 
7=Agaasimaha Dib U Habaynta Maamulka Madaxtooyada Maxamed Cali Bile-Sacad Muuse 8=Agaasimaha Maamulka Lacagta Madaxtooyada Maxamed Ismacil-Sacad Muuse Wax Wax Aad Loola Yaabo Weger Weger Weger Weger

By Ibrahim Dubbe

Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
WAREYSIYO