Friday January 19th, 2018
Burcoonline
Free one
Xayeeysiis
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Websiteyo ku ah cadaw Somaliland iyo Madaxweynaha cusub

0
Tuesday January 09, 2018 - 11:27:01 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 269
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Websiteyo ku ah cadaw Somaliland iyo Madaxweynaha cusub

    Waxaa jira Websites sheegta in ay ka mid yihiin website yada Somaliland laakiin u adeega cadawga Somaliland . ilaa intii la doortay madaxweynaha cusub Mujahid Muse Biixi Cabdi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa jira Websites sheegta in ay ka mid yihiin website yada Somaliland laakiin u adeega cadawga Somaliland . ilaa intii la doortay madaxweynaha cusub Mujahid Muse Biixi Cabdi

Waxaa jira Websites sheegta in ay ka mid yihiin website yada Somaliland laakiin u adeega cadawga Somaliland . ilaa intii la doortay madaxweynaha cusub Mujahid Muse Biixi Cabdi waxay isticmaalaan title aanu hadda lahayn madaxweyuhu oo ah Kornayl Muse biixi baa waxaa soo magacaabay ama sameeyey . Marka ay magaciisa raacinayaan Kornayl waxay u jeedaan in ay hoos u dhigaan sharaftiisa oo waxay u quudhi la yihiin in any yidhaahdaan Madaxweynaha Somaliland Muse biixi Cabdi . Madaxweynuhu wuxuu kornayl ahaa 40 sano ka hor maanta maaha kornayl ee madaxweyne si dimuqaraadi ah dadka Somaliland u soo doorteen weeye ee ha xisdiyin ee title kiisa saxda ah sheeg oo dheh Madaxweyne Muse biixi Cabdi . Madaxweyne Muse Biixi Cabdi wuxuu darajada kornayl qaatay isaga oo aan 30 jir gaadhin taasina waa darajo aad u sareysa isaga oo dadaas ah in uu qaato Masayrka waxa layidhaa waa balaayo oo waxay u quudhi la yihiin in ay siiyaan magaciisa saxda ah oo ah Madaxweyn Muse Biixi Cabdi .Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wuxuu wadankan u soo halgamayey 40 sanadood waxaanu rajaynayaa in uu xukunka sii hayo 10 ka sanadood ee soo socda haddii ilaahay yidhaa . Waxaa layidhaahdaa xashaa nin libin kaa xisdiyey xumihi waa yaabe .Website yadan waxaan filayaa in la wada garanayo oo halkan ka sheegi maayo laakiin waxaan ku talin lahaa in loo aqoonsado in ay cadaw yihiin lagana mabnuuco wadanka in laga akhristo cidii u shaqeysana loo sheego in aanay isticmaali Karin darajo aanu hadda madaxweynuhu lahayn.

Aad baad u salaaman tihiin dhamaan bahda Burco online website

Abdilahi Good Cilmi

maydhax@hotmail.com

Sdyney Australia



Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
WAREYSIYO