Friday January 19th, 2018
Burcoonline
Free one
Xayeeysiis
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Somaliland Diinkeedu wuu ka caqli badanyahay mid Jooharad Mas liqa

1
Tuesday January 09, 2018 - 11:29:54 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 174
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 11 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Diinkeedu wuu ka caqli badanyahay mid Jooharad Mas liqa

    Inkastoo Madaxweyne Biixi yidhi halla joojiyo mashquulka Shabakadaha iyo Mobiladan la salaaxayo,Diinka Somaliland,sida Diimanka kale ee Aduunka ku filiqsan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inkastoo Madaxweyne Biixi yidhi halla joojiyo mashquulka Shabakadaha iyo Mobiladan la salaaxayo,Diinka Somaliland,sida Diimanka kale ee Aduunka ku filiqsan

Inkastoo Madaxweyne Biixi yidhi halla joojiyo mashquulka Shabakadaha iyo Mobiladan la salaaxayo,Diinka Somaliland,sida Diimanka kale ee Aduunka ku filiqsan waa mid aad u gaabiya hadaanu ahaynba kan 7aad ee ugu gaabiya Xayawaanka illaahay abuuray,hadaba Diinka Soomaliland wuu ka caqli badanyahay kan Soomaaliya,waxaa la sheegayaa in Diinka Soomaaliya intuu isu miskiiniyo Maska oo biyo ma daadshaan iska dhigo inuu eedyar liqo Jawharada,dabadeedna intuu lugaha iyo qoorta qarsado uu is bakhtiiyo,Jawharadda waxaa lagu sheegay in Maska Gaboobay markuu indho beelo uu habeenkii debeda soo dhigto si uu wax ugu iftiinsado.


Diinka Somaliland laba arrimood awgeed baanu u liqin Jawharadda Maska,mar waa Maska oo uu ogyahay inuu sida Gujiska ciida hoosteeda kagasoo bixi karo,dabadeedna Albaabbada furan ee Diinka xagiisa hoose kasoo geli karo,marna waa isagoo ogsoon dheeraynta Maska iyo Diinka oo intuu cago jiid ka qabo markuu barbaarka qooqan yahay ku ordi kara 0.19 miles saacaddiiba.Dadku waxay socon karaan illaa 3 mayl saacaddiiba,hadaanay S-tii hore oo intaa ka badan lugayn karta ahayn.

Diinka Somaliland waa mid ay aad u jecelyihiin oo lagu dacaayadeeyo inuu xidhiidh gaar ahi ka dhexeeyo qaar ka mid ah dadka dega Gobolada Bariga Somaliland,gaar ahaanna Beel ka mid ah Beelaha xuduntoodu tahay Gobolka Saraar.Khubaro reer Caynaba ah oo aan ka waraystay,waxay ii sheegeen inaanay weligood arag sida kuwa Soomaaliya Diin Mobilka bakhtiiya ama Biro ka laalaadaan sida Birlabta.

Waxay intaa iigu dareen in Diinka Soomaaliya ee la sheegayo inuu Jawharadda ka liqo Maskan dheereeya,marka caqliga Diinkaa la eego uu la mid noqonayo caqliga Soomaalidii Maraykankii colaadda iyo gaajada uga soo gurmadey ku laysay Muqdisho ee haddana doonaysa inay Dowlad dhistaan."Nin gu' kaa weyni il guruxeed kaa weyn".

Bashiir Tarabbi Oogle,
bogleh69@gmail.com
Bidvertise..

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
WAREYSIYO