Friday January 19th, 2018
Burcoonline
Free one
Xayeeysiis
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Boqor Buurmadaw Oo Baaq Deg Deg Ah U Diray Madaxda Dawladaha S,land Iyo Putland - Fariina Udiray Madaxda Dhaqanka AKHRI

0
Friday January 12, 2018 - 00:29:01 in Wararka by Wariye Mohamed BK
  • Visits: 1363
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boqor Buurmadaw Oo Baaq Deg Deg Ah U Diray Madaxda Dawladaha S,land Iyo Putland - Fariina Udiray Madaxda Dhaqanka AKHRI

    Boqor Buurmadaw Oo Baaq Deg Deg Ah U Diray Madaxda Dawladaha S,land Iyo Putland - Fariina Udiray Madaxda Dhaqanka AKHRI

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqor Buurmadaw Oo Baaq Deg Deg Ah U Diray Madaxda Dawladaha S,land Iyo Putland - Fariina Udiray Madaxda Dhaqanka AKHRI

Boqor Buurmadaw Oo Baaq Deg Deg Ah U Diray Madaxda Dawladaha S,land Iyo Putland - Fariina Udiray Madaxda Dhaqanka AKHRI

Saudi Arabia ( Burconline ) Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Buurmadaw Oo Mudooyinkii Ugu Danbaysay Ku Sugnaa Wadamada Imaaraadka Iyo Saudi Arabia Isla Markaana Hada Ku Sugan Xaramka Ayaa Bogga Uu Ku Leeyahay Barkulanka Ay Bulshadu Ku Xidhiidho Ee Facebuuga Waxa Uu Boqorku Baaq Nabadeed Usoo Jeediyay Umada Walaalaha Ah Ee Ku Nool Somaliland Iyo Putland Oo Maalmihii Ugu Danbaysay Ay Saan Saan Colaadeed Kasoo Yeedhaysay Xuduudaha Udhexeeya Degaanada Gobolada Bari Ee Xuduuda U Ah Isu Talawga Somaliland Iyo Putland


Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Buurmadaw Ayaa Waxa Uu Yidhi
" Waxaan Baaq Nabadeed Usoo Jeedinayaa. Dhamaan Umadda Walaalaha Ah Ee Ku Nool Somaliland Iyo Puntland Gaar Ahaan Madaxda Labada Dawladood "
Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Buurmadaw Ayaa Sidoo Kale Ugu Baaqay Culimada Iyo Madax Dhaqameedka In Fadhiga Laga Kaco Isla Markaana Aanay Sheegayn Wax Faa,iido Ah Dhiig Iyo Xumaato Dhex Marta Umadaa Walaalaha Ah
" Dhexdeena Xumaani Ma Dhaqdo Ciidamadeena Iyo inamadeena Midkoodna. Inaga Ma Go,aan Oo Colaad Waayo Arag Baynu Ka Nahay Culimada Iyo Ragga Dhaqanku Fadhiga Haka Kacaan ilaahayna Hayna Garansiiyo Wanaaga..

 

 

Maxamed Cali Bakeeri

Burco Online

 

Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
WAREYSIYO