Friday January 19th, 2018
Burcoonline
Free one
Xayeeysiis
Somali Flags
eurosomtravel.com/

TACSI. Inaali laahi wa inaa ileyhi raajicuun...

0
Friday January 12, 2018 - 02:44:10 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 114
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI. Inaali laahi wa inaa ileyhi raajicuun...

    TACSI. Inaali laahi wa inaa ileyhi raajicuun. Dhamaan dadkani waxay tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Alle ha u naxariistee Aadan Siciid Maxamed(Aadana dooc)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

TACSI. Inaali laahi wa inaa ileyhi raajicuun. Dhamaan dadkani waxay tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Alle ha u naxariistee Aadan Siciid Maxamed(Aadana dooc)

TACSI. Inaali laahi wa inaa ileyhi raajicuun. Dhamaan dadkani waxay tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Alle ha u naxariistee Aadan Siciid Maxamed(Aadana dooc) oo maanta ku geeriyooday magaalada Burco 11.01.2018 Waxaanay ilaahay uga baryayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo. Saleban Jamac Axmed(kaboweyne) Ismaaciil Timir Cali Axmed Aadan Gasiira(gurey) Mustafe Maxamed Aadan (xaydaro) Dr. Jamac Yusuf Cilmi Axmed Xaaji Ibraahin Maxamed Nuur Axmed(tahar) Xasan Maxamuud Xayd(bali-bali) Keyse Jaamac Ismaciil Maxamed Xaaji Diiriye Xasan Maxamed Hasan (turkaane) Cabdilahi Cali Dirir Cabdilaahi Saleban Bidde Cabdirisaq Cismaan Fadal Cabdirisaq Maxamud Siciid (qacle) Xaaji jaamac Nuur Axmed weli Nuur Abokor Maxamed Cabdi Ismaciil Axmed Saleban Aadan Maxamed Xasan Cabdi(codey) Cabdirisaaq Saleban Gaas Abokor Maxamuud Nuur Ciise Cali Cilmi Iyo dhamaan jaaliyada reer somaliland ee ku nool dalka Norway. waxay ilaahay uga baryayaan inuu janadii fardowsa ka waraabiyo AAMIIN YAA ALLAH. Saleban Jamac kabo weyne Oslo, Norway-

Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
WAREYSIYO