Saturday January 20th, 2018
Burcoonline
Free one
Xayeeysiis
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Maamulka Puntland oo Isu Diyaarinaya Dagaal Xoogan oo Lagula Wareegayo Gobolada Sool Iyo Sanaag

0
Friday January 12, 2018 - 06:10:05 in Wararka by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 2176
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Puntland oo Isu Diyaarinaya Dagaal Xoogan oo Lagula Wareegayo Gobolada Sool Iyo Sanaag

    Waxa Ayaamahi uu Dambeeyay Isbaabul Xoogan Laga Dareemaya Dhamaan Degaanada Puntland, Iyado Maamulkaasi Isu Diyaarinayo Dagaal ay Ku Qabsadaan Gobolada SOOL Iyo SANAAG.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Ayaamahi uu Dambeeyay Isbaabul Xoogan Laga Dareemaya Dhamaan Degaanada Puntland, Iyado Maamulkaasi Isu Diyaarinayo Dagaal ay Ku Qabsadaan Gobolada SOOL Iyo SANAAG.



Garowe (Burcoonline) 12.01.2018 Waxa Ayaamahi uu Dambeeyay Isbaabul Xoogan Laga Dareemaya Dhamaan Degaanada Puntland, Iyado Maamulkaasi Isu Diyaarinayo Dagaal ay Ku Qabsadaan Gobolada SOOL Iyo SANAAG.

Waxa Dhamaan Magaalooyinka Waaweyn ee Puntland Lagu soo Daad Gureeyay Ciidamo Xoogan La Doonayo In Loo Soo Diro Degaanada Muranko Ka Taagan Yahay, waxaana Ilo Xog Ogaal ahi Noo Xaqiijiyeen inay Ciidamo aad uu Badan Iyo Tekeniko Noocyadiisa Kala Duwan La Soo Dhoobay  Dhowr Aag oo Ku Yaala Xuduudaha Nugaal Iyo Sool, Waxaana Lagu Wada Inay Goobahaasi Saldhigyo Military Ku Soo Daad Gureeyan Ciidan Iyo Saanado Kala Duwan.


Madaxweynaha Maamulka Puntland aya Si Toos ah Saxaafada Uga Iclaamiyay Dagaal Ka dhan ah Somaliland, waxa iyana shalay Ka Hadlay Taliyaha Ciidamada Darawiishta Isago halkaas ka shegeegay inay ayaamo Gudahood Ku soo Qabsan Doonan Gobolka SOOL Iyo Magaalada Laascanood.

Geesta Kale Ciidanka Qaranka ee Jiida Hore ee Somaliland aya Iyago  Saldhig Cusub Ka Sameystay Magaalada Tukaraq ee Gobolka Sool Iyado Halkaas La Geeyay Ciidan Xoogan.

Waxa Labada Dhinac ee Somaliland Iyo Somalia Laga Dareemayo Saansaan Dagaal Iyado ila Hadda aanay Jiri wax Waan waan Nabadeed oo Lagu Qaboojinayo Xaalada Xuduuda Somaliland Iyo Somalia Ka Taagani.
Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
WAREYSIYO