Saturday January 20th, 2018
Burcoonline
Free one
Xayeeysiis
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Xildhibaan Mubarig Bidhi Oo Tacsi U Diiray Ehelkii Iyo Qaraabadii U Ka Baxay Marxuum Mujaahid Aadan Siciid Maxamed (Aadan Dooc)

0
Friday January 12, 2018 - 09:26:01 in Wararka by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 300
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Mubarig Bidhi Oo Tacsi U Diiray Ehelkii Iyo Qaraabadii U Ka Baxay Marxuum Mujaahid Aadan Siciid Maxamed (Aadan Dooc)

    Xildhibaan Mubarig Bidhi Oo Tacsi U Diiray Ehelkii Iyo Qaraabadii U Ka Baxay Marxuum Mujaahid Aadan Siciid Maxamed (Aadan Dooc)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Mubarig Bidhi Oo Tacsi U Diiray Ehelkii Iyo Qaraabadii U Ka Baxay Marxuum Mujaahid Aadan Siciid Maxamed (Aadan Dooc) نا الله و إنــا إليــه راجعون إن لله ماأخد وله ما أعطى وكل شئ عنده بأجل مسمى Anniga oo ah Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi (Bidhi) Waxaan Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Shacabka Somalailand gaar ahaan Togdheer .si garana Xaaskii iyo Caruurtii iyo Dhamaan Ehelkii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Aadan Siciid Maxamed (Aadan Dooc) oo ku Geeriyooday magaalada Burco maanta bishu tahay 11 Bishi January ilaahay Janatu fardawsa ha geeyo su,aashana ilaahay haw fududeeyo Kitaabkiisana midigta ale hawga dhiibo Samir iyo iimaan saadaiqa ilaahay. 
dhamaanteen haynaga siiyo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin Adan Waxuu ahaa ragi u soo halgamay dalkan Somaliland ilaa SNM .shirki 1991 Burco Somaliland lagula soo noqday. Waxaa door muqda ka qatay shirarki nabadaynta. Waxaa u ahaa halgama Togdheer ku fanto. Insha alla ma ilaawi doono ubadkii iyo reerkii ka tagay 

Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
WAREYSIYO