Friday January 19th, 2018
Burcoonline
Free one
Xayeeysiis
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Madaxweyne Muuse 50 Shaqaale Habarjeclo ah ka eryay Madaxtooyada Somaliland

0
Friday January 12, 2018 - 13:08:18 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 1548
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse 50 Shaqaale Habarjeclo ah ka eryay Madaxtooyada Somaliland

    Shaqaale tiradoodu kor u dhaaftey 50 qof oo beesha Habarjeclo ah ayaa maanta shaqada laga joojiyey kuwaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shaqaale tiradoodu kor u dhaaftey 50 qof oo beesha Habarjeclo ah ayaa maanta shaqada laga joojiyey kuwaasi

Shaqaale tiradoodu kor u dhaaftey 50 qof oo beesha Habarjeclo ah ayaa maanta shaqada laga joojiyey
kuwaasi oo ka tirsanaa Wasaarada Madaxtooyada Somaliland , kuwaasi oo dhamaantood lasoo shaqeeyey
maamulkii hore ee Madaxweyne siilaanyo.


arintan oo yaab iyo amakaag ku noqotey shacab weynaha somaliland in tiro kor u dhaaftey 100 qof oo shaqaale
dhalinyaro ah shaqada laga joojiyey hal mar loona sheegay in shaqadii laga wada eryay ayaa waxa goaanka
u gubiyey Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada somaliland.

Beesha habarjeclo oo tacab badan uu kaga baxay in lasoo doorto muuse biixi cabdi ayaa arintani la filayaa
inay kala hortimaado diidmo adag oo qayaxan.

Markaad dhinaca kale ka eegto , Madaxweynaha , Agaasimaha Guud , Afhayeenka , Xoghaynta Madaxtooyada iyo agaasimaha dib u habeynta madaxtooyadaoo dhamaantood
kasoo jeeda beesha Sacad Muuse ayaa arintani ay ku noqon doontaa balan fur iyo arin aan la filayn.

Hadaba Suaasha waxay tahay in Madaxweyne muuse ololahii doorashada uu ku galay in dhalinyarado shaqo abuur uu samayn doono
ayaa arintan waxay dhirbaaxo ku tahay dhamaan dhalinyarada somaliland gaar ahaan kuwa beesha habarjeclo.

waxa kale oo ay tusaysaa in Madaxweyne muuse uuu dagaal kula jiro maamulkii hore ee isaga ka dhigey musharaaxa
xisbiga kulmiye una ogolaadey in uu noqdo madaxweynaha somaliland.


Yaasin Q. Yuusuf Odowaaa ( Shandhako)
Burco

Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
WAREYSIYO