Friday April 20th, 2018
Burcoonline
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Waa kuma Xil: Nuux Maxamed Xuseen?

0
Monday February 12, 2018 - 11:28:51 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 133
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa kuma Xil: Nuux Maxamed Xuseen?

    Waa kuma Xil: Nuux Maxamed Xuseen?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa kuma Xil: Nuux Maxamed Xuseen?
Anigoo ’ Fadxi Garaad Ciise’ ah waxaan maanta qalinka u qaatay inaan qoraal kooban ku cabiro shaksiyada dahabiga ag ee xil: Nuux maxamed xuseen
Xildhibaan: Nuux maxamed xuseen waa dhalinyarda xildhibaan gole deegaaneedka gobolka togdheer kusoo baxay ee hirgashay ama qabsoontay sanadkii 2012-kii kaasoo uu ka sharaxnaa xisbiga Kulmiye.
Waxaanu kusoo baxay caddad tiro codeed oo tii ugu badneyd oo ah ( 5000) cod kaasoo uu ku hogaaminaayay dhamaan xildhibaanada kale ee uu kula jiray tar-tanka, kuwaasoo ugu dambeyn ay guuleysteen , (21 ) xildhiban gole-deegaan oo hadda ka hawl-gala gobolka togdheer
Waxaanu ku dhashay magaalada burco waxaanu sidoo kale ku bar-baaray isla magaalada burco,
Xil: Waxaanu sidoo kale waxbarashadiisa heerarkii kala duwanaa uu ku qaatay isla magaalada burco.
Waana arrin aad ka turjumanayso tuulo miyi illaa min heer gobob jacaylka loo qabo.
Kadib doorshadii waxa uu xambaartay magaca iyo xilka xildhibaan-nimo, oo uu ku helay sidii milgaha iyo maamuuska lahayd ee ay ugu codeeyeena bulshada todheer miyi ilaa magaalo .
Xil: nuux waa madaale dadaal badan oo dad iyo dal jacayl badan
Illeen wadani daacadi ma qarsoomee, waxa uu shaqooyin waxtar leh u qabtay, qaranka iyo ummada sharafta leh ee Somaliland-ba, kana qabtay degmooyinka- iyo deegaanada gobolka togdheer. Isagoo ay ka go’nayd danaynta, dadka iyo dalka danahooda wax-qabad.
Waxaanu wax badan oo wax ku oola kusoo kordhiyay nidaamka shaqo ee geedi socodka horu-marka gobolka tan iyo markii uu hantay kusriga xildhibaanimo
Waxaana ka mid ah wadooyin badan oo Halbowle- u ah gobolka togdheer oo uu hir geliyay, xarumo caafimaad oo uu geeyay agab caafimaad oo muhiim ah deegaano ka mida gobolka togdheer, sidoo kale agab waxa barasho uu uu geeyay goobo wax- barsho oo ku yaalla togdheer.
Illaa iyo haatana waa uu wadaa dedaalkaa wax-qabad ee uu bulshada wax ku tarayo
Mana aha mid uu joojinanyo.
Waxaanu sidoo kale gacan weyn uu ka geystay abaartii mahadhada ahayd ee aan loo kala hadhin taasoo ka dhacaday geyiga Somalida badhtamihii 2017-kii , isagoo caawimooyin iyo deeqo raashin , biyo’ iyo hu’ ba isugu jira oo hor leh ka gaystay ,deegaano kamida Somaliland taasoo ahayd waajib qaran iyo mid bini-aadantimo.
Waxaanu ka mid yahay shakhsiyaadka laf-dhabarta u ah xisbiga xaakimka- kulmiye ee gobolka togdheer.
Sidoo kalena waxaa uu halgan iyo door weyna ka ciyaaray guushii kulmiye ee musharax muuse biixi cabdi.
Xil: nuux waa shaqsiyaa dhif iyo nadir ku ah’ bulshadeena waa nin dabeecad wanaag diin, deeq, dadnimo u saaxiib ah. Waxaanu ahaa dadkii jaanta iyo jiibta raacshay xukuumada curatay 13-kii Dec. Ee uu hogaaminayo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi . waa hayin hoodaale biyo madaadshe’ ah.


Hufnaanta shaqo ee ay ku dheehantahay hawl karnimada shakhsiyadeed waa mida uu ku hantay quluubta bulshada kala gedisan ee gobolka togdheer. mana aha shakhsi ka mucaarada media ha sida muuq-baahiyaasha, cod-baahiyaasha iyo qoraal-baahiyaasha, waa shakhsiyad af-gaaban oo talo qabeena.

Geba-gebadii odhaahdan kooban ee aan ka idhi xildhibaanka xushmada mudan ee Nuux Maxamed Xuseen maaha Ammaan odhaaheed waa arin xaqiiqi ah oo waadixa waxaana marag ka ah
Bulshada sharafta badan ee gobolka togdheer.

W/Q: Fadxi Garaad Ciise Uk
 

Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


HALKAN KA DAAWO: XILDHIBAANADA GOLAHA DEGAANKA CEELAFWEYN OO BAAQ U DIRAY MADAXWEYNE BIIXI IYAGA OO CODSADAY INUU ERGO HARGAYSA JOOGTA QAABILO
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
WAREYSIYO