dalkaas aynu jaarka nahay somalia iftiin nabadaad moodaa inuu ka dilaacayo balse 4.5 meesha haka saaraan Maanta ii ogolaada inaan ka talaabo xadka si aan u aado Dalkaas aynu jaarka nahay ee somaaliya,si aan usoo indho indheeyo wadciga ka taagan aaggaas.
Caasimadeedu waa muqdisho,waxa magaaladaa daashatay,qarax dagaalo burbur Kala watay waayaheeda,murugo iyo tiiraanyo haystay dadkeegaa, in badan oo ka midina indhahooga ku daawanayeen dhiig qarax iyo hoog at tiicayso ilaa al aankan muqdisho.
91kii waa xiligiii ay dhacday nidaamkii kaligii taliyaha ahaa ee u hogaaminayay siyaad bare ,Isla waayadaa waxa bilaabmay kacdoono ay hogaaminayeen qayswadayaashii loo yiqaanay war lordyadii,dawlad diidka ahaa,kuwaas oo watay ajandayaashooda khilaafkooduna badnaa Lana fahmayn jihadooda.
Dhowr iyo sagaashsnkii Waxa aaggaga muqdisho yimi gulufkii uu hor kacayay Maraykanku isagoo baadi Doon ugu jirey qabashada halyeygii weynaa ee jeneral mohamed faarax aydiid,balse Maraykanku uu ku ku hungoobay Kuna jabay soomaaliduna ay dhigtay cashar lama ilaabaana.
Balse qaskii iyo qaxii Wali MA joogsan,burburkii iyo hoogiina Wali MA istaagin,war lord yadii waxay isku badaleen hogaamiyo diimeed ),waxa dalka qabsaday maxaakiim AL islaamiya uu hogaaminayay hogaamiyihii weynaa ee sheikh shariif Ahmed muddo lix bilooda ayuu dalku nabad galay qof kastaa wuxuu dareemayaa lixdan sanno dadkii inay nasteenbaad moodaa,qofba qofbuu xasuustay nicmo nabada way dhadhamiyeen
Waxa markiiba dagaal kusoo qaaday Ethiopian oo xoog ku riixday maxaakiimta islaamka, dalku wuxuu ku noqday siduu ahaa,barakicii iyo hoogiina xagiibay ka soconayaan
Iska caabinbaa bilaabmasa ugu danbayntii Ethiopia way baxasaa,balse amsom,xagii buuxanasa ilaa AL aankan,lama odhan Karo nabad buuxda ka jirta,dawladuna awoodbay leedahay, balse inay ugu roontahaad moodaan oo waxooga iftiinyari muuqda
Madaxweynahaa hadda haysta hadduu rabo inay wax u hagaagaan 4.5 halaga saaro meesha isagaa arki doona faaidadeeda lakiinse intay 4.5 jirto dawlad buuxda Waigeed idiin dhalan mayso salaam
dalkaas aynu jaarka nahay somalia iftiin nabadaad moodaa inuu ka dilaacayo balse 4.5 meesha haka saaraan
dalkaas aynu jaarka nahay somalia iftiin nabadaad moodaa inuu ka dilaacayo balse 4.5 meesha haka saaraan